Qaar Ka Mid Ah Xisbiyada Dalka Oo Kulan Ay Muqdisho Ku Yeeshaan Kaddib Soosaaray Baaq. Sheeko:Dalka Maanta oo taariikhdu tahay 1da May 2019, waxa magaalada Muqdishu ku kulmay hogaamiyayaasha xisbiyada NDP, Himilo Qaran, Ilays, Wadajir, iyo UPD. Xisbiyadu waxay si qoto dheer diiradda u saareen amniga… 4 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikh Nololeedka Wasiirrada Cusub Ee Warfaafinta iyo Ganacsiga Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta loo magacaabey wasiirka warfaafinta, Maareeye waxaa uu ka soo jeedaa gobollada waqooyiga Soomaaliya, waxaa uu muddo dheer ahaa ganacsade. Shirkii Mbagathi kadib, waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre oo Magacaabey Wasiirrada Warfaafinta iyo Ganacsiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa u magacaabay Mudane Eng. Cabdullaahi Cali Xasan Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa sidoo kale Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo is-casilay Wasiirka warfaafinta xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Daahir Maxamuud Geelle ayaa shaaca ka qaaday inuu xilkaas iska casilay. Wasiirka ayaa is-casilaaddiisa ku sheegay wareysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Gobolka Gedo Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in diyaarado dagaal ay duqeyn ka geysteen deegaanno ka mid ah gobolkaasi. Duqeyntan ayaa waxay diyaaradahan la eegteen deegaanno hoostaga degmooyinka Garbahaarey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaadiin Soomaaliland oo Ka Hadashay Dilkii Loo Gaystay Labada Sarkaal Ee Ciidamada Ka Tirsanaa Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir iyo Suldaan Cabdilaahi Cali Muuse,ayaa ka hadlay dilkii loo geystay labada Sarkaal, iyo dilkii ka horeeyey ee labada qof ku dhinteen ee ka dhacay isla Gobolka…
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Oo Sameeyay Isku Aadka Tartanka Horyaalada Iskuulada 2019 Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay munaasabada lagu samaynay isku aadka tartanka kooxaha horyaalka heerka 2aad ee da’yarta iyo sidoo kale ciyaaraha iskuulada Gobolka Banaadir oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida oo go’aan kasoo saartay Kiiska Cabdirisaaq Xuseen Tahliil 11-kii November 2018 ayay Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabaka Sida Puntland ayaa ku riday Xukun dil ah Eedeysane Cabdirisaaq Xuseen Tahliil (Ina Calool Geelle), wixii xilligaas ka dambeeyay ayay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Qaabka Ay Ciidanka DFS Ula Wareegeen Bariire Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxay weerar ku qaadeen Xarakada Al-shabaab ee ku sugan deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal kooban. Ciidanka xoogga dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Ku Wajahan Garoowe Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa in magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ay gaaraan qaar ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada. 2-da bishan May oo ku beegan maalinta berri…