Day: May 27, 2019
-
Wararka Dalka
Dowladda Holland Oo Aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga iyo kan Shaqaalaha Soomaaliya
Dowladda Holland ayaa waxa ay aqoonsatay in dalkeeda lagu gali karo Baasaboorka Soomaaliga ee la siiyo shaqaalaha iyo diblomaasiyiinta Soomaalida.…
Read More » -
Wararka Dalka
Nin Oday Ahaa Oo Maanta Lagu Diay Gudaha Suuqa Weyn Ee Bakaaraha
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kooxo hubeysan oo gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ku dilay…
Read More » -
Uncategorized
Maxay Maxkamadda Ka Dhahdey Dalabkii Wasiir Goodax Ee Baraha Bulshada
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda federalka Soomaaliya ayaa ka hadashey qorshihii ahaa in la xirayo baraha bulshada…
Read More » -
Wararka Dalka
Safiyo Xasan Shiikh Oo Loo Magacaabay Duqa Degmada Baladweyne
Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle Xasan Cali caadle ayaa waxaa uu xilkii ka qaaday Duqii degmada…
Read More » -
Wararka Dalka
Ethiopia Oo Ka Xumaatay Khariirad Soomaaliya Laga Saaray.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Ethiopia ayaa sheegtay inay aad uga xun tahay in Khariiradda Africa oo lagu ku…
Read More » -
Banaadir
Gefka Itoobiya Ee Khariidadda Kadib, Akhriso: Loolanka Taariikhiga Ah Ee Soomaaliya iyo Itoobiya
Arrinta shalay soo baxday ee ah in Itoobiyaanka ay khariidada Afrika ka saaraan Soomaaliya, kuna daraan dhulkooda waxaa ay adkeyneysaa…
Read More » -
Ciyaaraha
Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Tababarre U Dhashay Ghana U Magacaabay Macallinka Goolhayaasha
Xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa tababarre Jerryagyei Asare u magacaabay macallinka goolhayaasha xulka qaranka, wuxuuna noqonayaa layliyaha saddexaad ee kasoo …
Read More » -
Ciyaaraha
Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Xarigga Ka Jaray Xafiisyo Ay Ka Her Geliyeen Hirshabeelle
Guddoomiye ku xigeenka horomarinta kubbadda cagta maamul Goboleedyada ahna guddoomiyaha warbaahinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Abuukar Islaw iyo wasiir…
Read More » -
Banaadir
Ardayda Dugsiyada Sare Oo Maanta u Fariisanaya Imtixaanka Shahaadiga Ee Ku Celiska Ah
Maanta oo Isniin ah ayaa magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka qaarkood waxaa looga fariisanayaa imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare, kaasi…
Read More »