Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Furay Biyo Xireen Laga Hirgeliyey Gobolka Nugaal. Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Axmed CilmI Cismaan( Karaash) ayaa daah-furay biyo xireen weyn oo laga hirgeliyey deegaanka Sallaxley ee gobolka Nugaal, kaas oo qayb ka ah 10 biyo… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waaliddiinta Soomaaliyeed Ee Magaalada London Oo Carruurtooda Dib Ugu Celinaya Bariga Africa. Boqollaal waaliddiin British ah ayaa u diray carruurtooda Bariga Africa si looga fogeeyo inay ku dhacaan dambiyo la xiriira dil loo adeegsado middiyo oo kusoo batay magaalada London waxaana jirtay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin Ka Hadlay Xarigga Weriye Ka Tirsan Goobjoog Qaar ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa canbaareeyay xariggii loo geystay wariye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan Goobjoog Media Group ,Ayaga oo ka dalbaday dowladda federaalka ah in si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Deegaanka Tareedisho Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo ka soo baxay dagmada Afgooye ee gobalka Shabellada hoose kuna soo jeeday magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa duhurnimadii maanta waxaa qarax lagula beegsaday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Guddoomiye Gobol Ka Ahaa Soomaaliya Oo Aqbalaad ka Helay Canada. Guddoomiye gobol kaasoo noloshiisa kala cararay Soomaaliya ayaa magan-gelyo qoxootinnimo ka helay dalka Canada. “Waxaan u riyaaqay dowladda Canada iyo fursadda la i siiyey,” ayuu yiri Nuur Axmed Xasan isagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weriye Ka Tirsan Goobjoog Oo Lagu Xiray Muqdisho Weriye Cali Muumin oo ka kirsan warbaahinta Goobjoog Media Group ayaa saaka lagu xiray xarunta CID-da ee magaalada Muqdisho. Saacado ka hor xarigiisa waxaa soo gaartay warqad looga yeerayo goobtaas,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Geesiyad Ka Baxday Qaranka Soomaaliyeed. Col. Faadumo Cali waxay u hurtay nolosheeda sidii nabadda iyo ammaanka loogu soo celin lahaa dalkeeda Soomaaliya. Faadumo oo ahayd hooyo 33 jir ah ayaa ciidanka militariga ku biirtay sannadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galkacyo: Faah-faahinta Gabar Toorey Lagu Dilay Gabar dhalinyaro aheyd oo ka tirsan dadka deganaa magaalada Galkacyo ee xarunta Mudug ayaa la sheegayaa in xalay ay koox ku weerareen Toorey kadibna ay halkaasi ku dileen. Nimco Cumar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Todobo Sano Kaddib Kismaayo Oo Kasoo Kabaneysa Burburkii Dagaallada. Todobo sano ka hor, ciidamada dalka Kenya ayaa dagaal ay la galeen xarrakada Alshabaab kula wareegay magaalada Kismaayo. Hawlgalka lagu qabsaday magaalada dekedda leh ee Kismaayo waxaa ka qeybqaatay diyaaradaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxii Xabsiga Dowlad Deegaanka Ethiopia Oo La Musaafuriyey. Addis Ababa Reuters)- Xubno ka tirsan saraakiisha ammaanka Soomaaliya ayaa xiray madaxii xabsiyada dalka Ethiopia kaasoo ku eedeysan inuu jirdil iyo dambiyo kale u geystay maxaabiis xabsigaas ku xirnaa waxaana…