Ardayda Dugsiyada Sare Oo Maanta u Fariisanaya Imtixaanka Shahaadiga Ee Ku Celiska Ah Sheeko:Dalka Maanta oo Isniin ah ayaa magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka qaarkood waxaa looga fariisanayaa imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare, kaasi oo dib loogu celinayo. 13-kii bishan ayeey wasaaradda waxbarashada DFS… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya: Ma Jirto Qorshe Ay Ciidamada Kenya Uga Baxayaan Soomaaliya Lieutenant Colonel Meshack Kishoyian, oo ah taliya qeybta ciidamada lugta ee Kenya oo fadhigooda yahay Kismaayo ayaa sheegay in xiriirka labada dal uu weli yahay mid deggan. Lt Kishoyian waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee U Shaqeeyaan Sirdoonka Islaamiyiinta Soomaaliya? Kooxaha Islaamiyiinta ah ee Soomaaliya ayaan wali awooddooda hoos loo dhigin iyadoo uu jiro ololaha Qaramada Midoobay ee 12sano jirsaday ee ka dhanka ah Islaamiyiinta Soomaaliya ka dagaallama. Kooxahaan ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dowladda Soomaaliya Oo Mamnuucday Shirarka Ka Dhaca Kenya. Muranka xudduud badeedka ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa qaaday waddo kale oo cusub kaddib markii Muqdisho ay ka mamnuucday saraakiisha dowladda inay ka qeybgalaan shirarka arrimaha Soomaaliya looga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeynka Dhanka Cirka Ah Oo Mareykanku Ku Dilay Saddex Dagaalyahan. Milatariga dalka Mareykanka ayaa sheegay inay ku dileen duqeyn dhanka cirka ah saddex dagaalyahan oo ka tirsan ururka ISIS ee ka dagaallama buuraha Golis ee dalka Soomaaliya maalintii jimcaha. Taliska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Oday Oo Maanta Lagu Dilay Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay dilal kala duwan kuwaas loo geystay odayaal dhaqameedyo ka mid ahaa kuwii wax ka soo xulay Ergooyinkii soo doortay Baarlamanka Soomaaliya. Dilka 1aad ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yariisow Oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Gudoomiye Ku-xigeenkii Howlaha Guud Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa caasimadda Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) ayaa maanta shaqo joojin ku sameeyay guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee gobolka Banaadir Aadan Sheekh Cali Fiidow. Gudoomiya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Iska Diidey Habraaca Doorashada Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha DF Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo saartay qoraal ay uga jawaabeyso warqadda wasaaradda arimaha gudaha ee Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada. Waa dowled gobaleedkii 2aad oo xubin ka ah dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo U Ambabaxay Dalka Shiinaha Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta u ambabaxay Magaalada Beijing ee Caasimadda dalka Shiinaha. Wafdiga Madaxweyne Deni ayaa waxaa kamid ah xubno ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka $710 Milyan Oo Loo Dalbaday Si Wax Looga Qabto Abaaraha Hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya ayaa todobaadkii lasoo dhaafay ku dhawaaqay Qorshaha Gurmadka Abaaraha waxayna hoosta ka xarriiqeen baahida loo qabo dhaqaale aan soo daahin si looga baaqsado in xaaladda bini’aadamnimo ay kasii darto.…