Fact Check: Golaha Ammaanka Ma Gelin Soomaaliya Chapter 7, Ee Waa Uga Digay In Heerkaas La Gaaro Sheeko:Dalka Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa todobaadkan qoraal ka soo saaray xaaladda Soomaaliya ee dhanka siyaasad, amni iyo xataa waqtiga ciidamada AMISOM, waxaa sidoo kale jirtay in ay ka digeen… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Al-shabaab Oo Lagala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Gedo Taliska ciidanka xoogga dalka ee gobolka Gedo ayaa sheegay in howlgallo ay ka wadaan gobolka Gedo ay kula wareegeen deegaanno ka tirsan gobolkaasi, kana saareen dagaallamayaal Al-shabaab ah. Dhame Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Berdaale: Waxaa Is Soo Dhiibay Sarkaal Ka Tirsanaa Al-shabaab Maamulka degmada Berdaale ee gobolka Baay ayaa sheegay in uu isku soo dhiibay sarkaal sare oo ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab. Maxamed Isaaq Araxas oo u waramay warbaahinta dowladda ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xiisad Laga Sheegayo Gobolka Sanaag Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayeen in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland, waxaana socda dhaq-dhaqaaqyo ciidan. Xiisaddan ayaa si gaar ah waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Ra’iisul-wasaare Abiy Oo Ku Kulmay Magaalada Addis-Ababa. Ra’iisul-wasaaraha dowladda Ethiopia Abiy Ahmed ayaa shalay ku qaabbilay magaalada Addis-Ababa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamd Cabdullahi Farmaajo. Xafiiska Abiy Ahmed ayaa sheegay in labada mas’uul ay wada-qaateen wadahadallo laba dhinac ah,…