Soomaaliya Oo Barri Laga Ciidayo Sheeko:Dalka Wasiir wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta dowladda federalka ee Soomaaliya Shiikh Nuur Maxamed Xuseen,ayaa sheegay in maalinimada Barri oo Talaada ah ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga, sanadka 1440… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho Oo Xariga ka Jaray Mashruuc Horumarineed Oo Laga Fuliyay Dugsiga Shariif Qulateyn Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng: Yarisow) ayaa xariga ka jaray Mashruuc horumarineed oo laga fuliyay Dugsiga hoose, dhaxe iyo sare ee Shariif Qulateyn oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dil Caawa Ka Dhacay Magaalada Ee Xarunta Gobalka Bari Ee Puntland Waraka caawa laga helayo magaalada Bosaso ee xarunta gobalaka Bari ee Puntland ayaa waxay sheegayaan in kooxo hubeysan ay bartamaha magaalada ay toogteen askari ka tirsanaa ciidamada ammaanka ee booliska…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliska Booliska Gobalka Banaadir Oo Ciidamamada Ammaanka Faray Iney Heegan Galaan Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa soo saaray amar saameynaya Taliyeyaasha Saldhigyada Degmooyinka, Saraakiisha maamusha Kontoroolada Magaalada iyo Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir. Saadaq Joon ayaa amray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Ka Mamnuucday Kalluumeysatadeeda Xeebaha Soomaaliya U Dhaw. Kenya ayaa ka mamnuucday kalluumeysatadooda meelaha u dhaw xeebaha Soomaaliya sababo la xiriira walaac laga qabo amniga. Taliyaha boliiska deegaanka Lamu Joseph Kanyiri ayaa sheegay in dhammaan kalluumeysatada laga joojiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjiraha Cusub Ee Midowga Yurub Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Midowga Yurub ee loo soo magacaabay Soomaaliya Mudane Nicolás Berlanga Martinez. Madaxweyne Farmaajo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Iyo Puntland Oo Maxaabiis Is Dhaafsaday Somaliland ayaa maanta oo Isniin ah waxa ay sii daayeen 14 maxaabiis ah, kuwaasi oo ay ku qabteen dagaalkii ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, kaasi oo ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Cawad Oo Nuqul Ka Mid Ah Warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo Ka Guddoomay Safiirka Cusub Ee Midowga Yurub Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee DFS, Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Isniin ah kaga guddoomay xafiiskiisa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ee Safiirka Ergada Midowga…
9 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Aqriso Bisha May Iyo Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Isboortiga Dalka Goobjoog news qeybta ciyaaraha waxa ay kuu soo gudbinaysaa dhacdooyinkii ugu waaweynaa ciyaaraha dalka iyo bisha May 2019,horayna waxaan idinku soo bandhignay bilihii lasoo dhaafay Janaayo,Febraayo,Maarso iyo April waana markii ugu horeesay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: ISIS Oo Qoraneysa Dagaalyahanno. Kooxda ISIS ee woqooyiga Soomaaliya ayaa qoraneysa dagaalyahanno si xowli ah iyadoo ay jiraan kororka weerarrada dhinaca cirka ah ee dowladda Mareykanku ka fuliso Soomaaliya sida lagu sheegay war kasoo…