Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Gobolka Hiiraan Sheeko:Amniga Dagaal u dhaxeeyey ciidanka Jabuuti ee ka midka ah howlgalka AMISOM iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay duleedka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Wararku waxay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ingiriiska Oo Dalka Ka Furtay Xarun Lagu Tababaro Ciidamada Qaranka Dowladda Ingiriiska ayaa xarun tababar uga furtay Soomaaliya Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed (SNA) iyadoo dalkaan ku yaalla Geeska Africa uu isku diyaarinayo sidii uu mas’uuliyadda amni ugala wareegi lahaa nabad ilaaliyaasha…