Guddoomiye Iska Diiday Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyey, Gobolka Mudug Sheeko:Dalka C/rashiid Xaashi Cartan, guddoomiyahii gobolka Mudug ee xilka looga qaaday wareegtadii kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Galmudug ayaa iska diiday xil ka qaadistaasi lagu sameeyey. Cartan ayaa sheegay in shacabka iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Ka Wada Hadleen Guddoomiye Mursal Iyo Ambassador Madeira? Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya Ambassador Francisco Caetano Madeira. Guddoomiyaha iyo wakiilka ayaa ka wada hadlay…