Dhageyso: Waxgaradka Hiiraan Oo Bilaabay Kulamo Lagu Qaboojinayo Xiisadda B/weyne Sheeko:Dalka Waxgaradka ku dhaqan gobolka Hiiraan ayaa bilaabay kulamo gaar gaar ah, kuwaasi oo lagu qaboojinayo xiisadda maalmahan dambe ka taagneyd magaalada B/weyne. Nabadoon Cilmi Hagar Guurre oo ka mid ah… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir Oo Iska Fogeeyey Takoor Ka Dhan Ah Digil iyo Mirifle 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa soo baxayey warar sheegaya in maamulka Galmudug gaar ahaan caasimadda Dhuusamareeb ay hey’adaha amniga si gaar ah ugu yeereen dadka ka soo-jeeda beesha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Ka Dhan Ah Somaliland Oo Ka Furmaya Sanaag Wararka ka imanaaya magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo diyaar garow xooggan, kaasi oo ku aaddan shir looga hadli doono aayaha gobolkaasi, kana…