Day: June 19, 2019
-
Baarlamaanka
Golaha Shacabka oo Ansixiyay Sharciga Maareynta Maaliyadda Dalka
Xildhibaanada golaha shacabka ayaa ansixiyey maanta Sharciga maareeynta maaliyadda dalka oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda,kaasoo horey laba Akhrin usoo…
Read More » -
Puntland
Puntland Oo Soo Rogtay Fiiso Ay Sheegtay In Lagu Galayo Dalkeeda
Wasaaradda amniga dowled gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntiland ayaa ku dhawaaqday in cid weliba oo ajnabi ah, oo soo galeyso deegaanada…
Read More » -
Galmudug
Jawaab: Galmudug Oo Sharci-darro Ku Tilmaantay Warqadda Dowladda Federaalka Ah Ee Doorashada
Jawaab tii ugu horeysay oo ay bixiso dowlad goboleedka Galmudug ayey ku sheegeen in ay sharci-darro tahay qoraalka wasaaradda arrimaha…
Read More » -
Banaadir
Xildhibaan Saabir Oo Sharci-darro Ku Tilmaamay Warqadda DF ee Galmudug, Kana Hadlay Xalka iyo Doorashada
Xildhibaan Saabir Shuuriye oo ka tirsan xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, oo deegaan doorashadooduna tahay Galmudug ayaa sharci-darro…
Read More » -
Aqalka Sare
Kulankii Aqalka Sare Oo Kooram La’aan u Baaqdey Iyo Guddoomiye Xaashi Oo Si Kulul Uga Hadlay
Waxaa maanta kooram la’aan u baaqday kulanka golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Kulanka ajendaha loo…
Read More » -
Galmudug
Xildhibaan Mahad Salaad Oo Sharci-darro Ku Tilmaamay Doorashada Ay DF Rabto Iney Ka Dhacdo Galmudug
Xildhibaan Mahad Salaad, oo ka tirsan xildhibaannada deegaan doorashadoodu tahay Galmudug ayaa noqday mas’uulkii ugu horeeyey ee ka falceliyey qorsho…
Read More » -
Banaadir
Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka
Golaha shacabka ee baarlamaanka jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta leh kulankooda caadiga ahaa, sida lagu sheegay qoraal loo diray xildhibaannada. Ajendaha…
Read More » -
Gobalada
DF oo Sheegeysa In Muddadii Xilheynta Maamulka Galmudug Dhammaatey, Doorashana La Galayo
Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Federaalka ayaa xalay saqdii dhexe soo saartay qoraal ku aadan doorasho ka dhaceysa Galmudug, iyada…
Read More »