U bood dhigaalka

DF oo Sheegeysa In Muddadii Xilheynta Maamulka Galmudug Dhammaatey, Doorashana La Galayo

Juun 19, 2019

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Federaalka ayaa xalay saqdii dhexe soo saartay qoraal ku aadan doorasho ka dhaceysa Galmudug, iyada oo ku baaqday in la qabto xilligii loogu talo-galay.

Wasaaraddu waxaa ay sheegtay muddada xilheynta madaxda Galmudug ay ku egtahay 4-ta July ee sanadkan, isla markaana loo baahanyah in la qabto shirweyne arrimaha looga tashto.

Halkan Ka Akhriso: