Day: June 29, 2019
-
amaanka
Akhriso: Taariikh Nololeedka Maxamed Qanyare Afrax
Siyaasigii Maxamed Qanyare Afrax ayaa maanta ku geeriyoodey magaalada Muqdisho, Qanyare waxaa uu siyaasadda Soomaaliya caan ka ahaa 1991-2013-kii. Maxamed…
Read More » -
Banaadir
Qanyare Oo Geeriyooday
Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyoodey Allaha u naxariistee, Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa siyaasiyiinta sida…
Read More » -
amaanka
Puntland: Waxaan Burburinnay Saldhigyo Al-shabaab Ku Lahaayeen Calmadow
Maamulka Puntland ayaa sheegay in howlgal ay ciidankooda gaarka ah ee PSF ka sameeyeen buuraha Calmadow ku burburiyeen xarumo Al-shabaab…
Read More » -
amaanka
Dhageyso: Ciidanka Xoogga Dalka Oo Xabsiga Dhigay Rag Hoggaaminayey Dagaallo Ka Dhacay Wanlaweyn
Maamulka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka ay xabsiga dhigeen qaar ka mid ah…
Read More » -
amaanka
Dhageyso: Baaq Loo Diray Beello Ku Dagaallamay Hiiraan
Dagaallo u abaabulan qaab beeleed ayaa kasoo cusboonaaday deegaanno hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, waxaana dagaalladaasi ay geysteen khasaare…
Read More » -
Galmudug
Dhageyso: Rajo Laga Muujiyey In La Dhiso Maamul Loo Dhan Yahay Oo Galmudug Ah
Siyaasiyiinta kasoo jeedda deegaannada Galmudug qaarkood ayaa xilligan waxa ay rajo wanaagsan ka muujiyeen in la dhiso maamul loo dhan…
Read More » -
amaanka
Dhageyso: Wasaaradda Amniga Jubbaland Oo Sheegtay Iney Howlgal Ku Dileen Xubno Al-shabaab Ah
Wasaaradda amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa faah faahin dheeraad ah waxay ka bixisay howlgal ay ciidanka maamulkaasi iyo kuwa…
Read More »