Akhriso: Macalimu Oo Ka Hadlay Qabsoomidda Doorashada NUSOJ iyo Waxqabadkiisa Sheeko:Dalka, War Ururka saxafiyiinta qaranka ee NUSOJ ayaa shaaciyay waqtiga ay dhaceyso doorashada hoggaanka guud ee ururka, kaas oo sedexdii sanaba mar la soo doorto. Waa doorasho ay ka qeyb galaan dhammaan… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxa Golaha Culimada Soomaalida Oo Ka Hadlay Dil Wadareedkii Galkacyo Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay falkii lagu dilay kudhawaad 10 ruux oo ka dhacay magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Hay’ adda ayaana ku baaqday in la…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Col. Roobow”Hey’adaha Amniga Waa Iney La Yimaadaan Qorshe Aan Waddo Xiris Aheyn” Col. Xussein Maxamed Roobow oo ah khabiir xagga amniga ah ayaa sheegay in dayac badan uu ka jiro ammaanka caasimadda , oo loo baahan yahay in saraakiisha ammaanka ka shaqeyso…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abaalmarin Loo Ballanqaaday Ciidan Fashiliyay Weerar Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Xasan Cali Khayre, ayaa abaalmarin u balanqaaday ciidan la sheegay iney fashiliyeen weerar lagu waday inuu ka dhaco bar kontorool oo ku taallo KM4…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Khasaaraha Qaraxyo Maanta Ka Dhacay Muqdisho Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay labo Qarax oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, taliska ayaana sheegay in ciidanka amnigu ku raad joogeen. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland oo Ka Hadlay Khilaafka Kala Dhaxeeya Dowladda Federaalka Ah Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Siciid Cbdullaahi Deni, oo maanta ka furay magaalada Garowe kalafadhiga 44aad ee Baarlamaanka dowled gobaledka Puntland, ayaa ka hadlay dhinacyo badan. Madaxweynaha ayaa soo hadal qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug Oo Sheegtay Iney Guddi u Saareyso Dil Wadareedkii Galkacyo Madaxtooyada Galmudug ayaa soo saartay qoraal lagu cambaareynayo dil wadareedkii ka dhacay magaalada Galkacyo. Qoraalka waxaa la faray dadka iney is-dejiyaan, si looga hortago beegsiga lagu hayo daldoorka gobolka Mudug,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikh Nololeedka Abwaan Saxardiid Oo Maanta Geeriyoodey Allah u naxariistee waxaa saakay Magaalada Hargeysa ee Soomaaliland ku geeriyooday Abwaan Saxardiid Maxamed Jabiye, oo ka mid ahaa abwaanadii ugu caansanaa sida weyna loo yaqaanay gayiga Soomaalida, Abwaanka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Baydhabo: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Cambaareeyey Dil Wadareedkii Galkacyo Madaxweynaha dowled gobaledka Koofur galbeed Soomaaliya Cabdi casiis Axmed Lafta gareen, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa si kulul uga hadlay falkii xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaannada 2-bada Aqal ee BF iyo Mas’uuliyiin Ka hadlay Dil Wadareedka Galkacyo Mas’uuliyiinka ka tirsan dowladda federaalka ah iyo xisbiyada ayaa ka hadlay dil wadareed xalay ka dhacay magaalada Galmkacyo. Dadka ka hadlay waxaa ka mid ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan…