Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Dil Wadareedkii Ka Dhacay Galkacyo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goordhow cambaareysay dil wadareed xalay ka dhacay duleedka Galkacyo halkaasi oo lagu dilay 9 qof oo ka soo-jeeda koonfur galbeed. Wasiirka warfaafinta DF Maxamuud… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xiisad Ka Taagan Galkacyo, Maleeyshiyo Beeleed Hal Meel Ku Dishay 9 Ruux Maleeshiyo beeleed ku sugan magaalada Galkacyo ayaa la sheegayaa iney xalay hal meel oo duleedka magaalada ah ku dileen 9 qof. Arrintan ayaa la sheegayaa iney tahay aano-qabiil kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalummaddii Golaha Shacabka Oo Maanta Dib u furmaya Waxaa maanta dib u furmaya kulammada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo maalmihii dambe ku maqnaa fasaxa Ramadaanta iyo ciidda. Ajendaha kulankoodan ugu horeeya ayaa la sheegayaa inuu noqonayo akhrinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax iyo Dil Ergo Oo Ka Dhacay Buurhakaba, Bay Qarax xoogan ayaa lala eegtay Bar-kontorool oo ciidamada ammaanka ay lacagta Canshuurta uga qaadaan Gaadiidka ka baxa iyo kuwa gala Magaalada Buurhakaba ee gobolka Bay. Qaraxan oo ahaa ka Miinada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaalka Garoowe Oo Laga Eryey 37 Shaqaale Wasaaradda caafimaadka ee dowlad goboleedka Puntland ayaa waxay shaqadii ka erisay 37 qof oo ka mid ahaa shaqaalaha isbitaalka guud ee Garoowe. Shaqaalahan la ruqseeyey ayaa isugu jiray dhaqaatiir iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DEG DEG: B/weyne Oo Kala Xiran Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in guud ahaan ay kala xiran tahay magaalada, xaaladuna ay tahay mid kacsan. Sidey soo sheegayaan wariyeyaasheenna, magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Waare Oo Sheegay In Shacabka B/weyne Heli Doonaan Cadaalad Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada B/weyne ayaa ka hadlay xaaladda magaaladaasi iyo sidoo kale rabshadihii ka dhacay B/weyne. Waare ayaa sheegay in shacabka B/weyne…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Caruur Uu Soo Ritay Cudurka Jadeecada Oo La Dhigay Isbitaalka Banaadir (Dhageyso) Maamulka Isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in isbitaalkaasi la seexiyey in ka badan 100 caruur ah oo ay soo riteen cudurada faafa oo ay ugu horreyso Jadeecada. Dr.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabageed “Ciddii Isoo Weerarta Waan Iska Difaacayaa” (Wareysi) Guddoomiyahii gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa si kulul u dhaliilay madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, oo uu sheegay inuu hareer…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Farmaajo Oo Bogaadiyey Guulaha Qaran Ee Ay Gaareen Orodyahannada Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka munaasabad dhiirrigelin iyo maamuus ah ugu sameeyey Orodyahanno Soomaaliyeed oo billado ka soo hooyay tartanno heer Gobol iyo heer…