Maxaa Kasoo Baxay Shirweynihii Guddiga Isboortiga Gobolka Banaadir Ee (Zone-Ka 5AAD) Sheeko:Wararka Cayaaraha Shir sanadeedka maamulka ciyaaraha gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay caasimada Muqdisho waxaana ka qeyb galay madaxda gobolka Banaadir,wasaarada ciyaaraha iyo dhallinyaradda dowladda iyo guddoomiyaasha isboortiga degmooyinka Gobolka waxaan intii uu… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Sidee Xaaladda Degmada Wanlaweyne Ee Sh/hoose? Dagaal u dhaxeeyey maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed ayaa shalay wuxuu ka dhacay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ganacsatada Degmada Balcad Oo Cabasho Ah Ganacsatada ku dhaqan degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay iney cabasho ka yihiin koronto la’aan oo wax ka badan 24-saac adeeggii koronto ka waayay shirkadda kaliya ee halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Xil Ka Qaadis Sameeyay Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyahii gobolka Mudug ee maamulkiisa. Wareegto uu soo saaray madaxweyne Xaaf ayaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday Cabdi Rashiid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Gobolka Hiiraan Dagaal u dhaxeeyey ciidanka Jabuuti ee ka midka ah howlgalka AMISOM iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay duleedka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Wararku waxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ingiriiska Oo Dalka Ka Furtay Xarun Lagu Tababaro Ciidamada Qaranka Dowladda Ingiriiska ayaa xarun tababar uga furtay Soomaaliya Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed (SNA) iyadoo dalkaan ku yaalla Geeska Africa uu isku diyaarinayo sidii uu mas’uuliyadda amni ugala wareegi lahaa nabad ilaaliyaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Qodobbada Looga Hadley Shirka Guddiga joogtada ah Ee Golaha Shacabka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka. Guddiga ayaa kulankooda maanta kaga dooday arrimo ay ka mid yihiin in dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Dhiseysa Garoonka Diyaaradaha Ee Degmada Ceel-waaq, Gedo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay dhisi doonaan garoonka diyaaradaha degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo. Maxamuud Sayid Aadan, Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi oo warbaahinta la hadlay isaga oo ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Galmudug Oo Sheegay In Wax Badan Ka Qabteen Amniga Gaalkacyo Dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in wax badan ay ka qabteen amniga guud ee magaalada Gaalkacyo, kadib howlgallo ay ka sameeyeen ciidamada ammaanka ee magaaladaasi. Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Galmudug, C/weli…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga K/galbeed: Waxaan Fureynaa Waddooyinka Ay Al-shabaab Xirteen (Dhageyso) Wasaaradda amniga ee dowlad goboleedka K/galbeed ayaa sheegtay in maalmaha soo aaddan ay bilaabi doonaan howlgallo ballaaran oo lagu furayo waddooyinka ay xirteen Al-shabaab. Wasiir ku xigeenka wasaaraddan, Maxamed Isaaq…