Lafta-gareen Oo Magacaabay Wakiillada Maamulkiisa Ee UK iyo Turkiga Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur galbeed Cabdi Casiis Lafta-gareen ayaa waxaa uu UK iyo Turkey u magacaabay wakiil u gaar maamulkiisa. Abuubakar Maxamed Cali Hatimay ayaa loo magacaabay inuu dowlad goboleedka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Degmada Wanlaweyn Ee Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyey maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed ayaa saakay waaberigii wuxuu ka dhacay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. Goob joogayaal ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AFRICOM Oo Faah Faahisay Duqeyn Ka Dhacday Shabellaha Hoose Taliska ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey duqeyn ay diyaaradahooda iyo howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen deegaanka Toora-toorow ee gobolka Shabellaha Hoose. Waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyahii Gobolka Hiiraan Oo Xilka Laga Qaaday Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha ee dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa waxaa xilkii looga qaaday guddoomiyahii gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed. Waare ayaa sidoo kale wuxuu xilkan u magacaabay Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Nuur Oo Lagu Xukumay 12 Sano Oo Xabsi Ah Maxkamad ku taalla magaalada Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa xukun ku riddey askari Soomaali Maraykan ah, kaasi oo ku eedeysnaa dilka haweeney. Maxamed Nuur ayaa aad isu difaacay, halka qareenkiisu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Ku Xigeenkii Deegaanka Gamboole Oo Lagu Dilay Jowhar Rag hubeysan ayaa waxay magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe ku dileen, gudoomiye ku xigeenkii deegaanka Gamboole ee gobolkaasi. C/rashiid Xaaji Maxamed ayaa la toogtay xilli uu ku sugnaa bartamaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Gudoomiye Yuusuf Dabageed Oo Eedeen U Soo Jeediyay Madaxwene Waare Gudoomiya gobalka Hiiraan Yuuf Axmed Hagar Dabageed ayaa eedeen waxa uu u jeediyay madaweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi waare.. Gudoomiyaha oo maanta magaalada Baladweyne shir jaraaid ku qabtay ayaa sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaska Gaashaanle Cabdi Cali Seed Oo Ka Hadashay Qaabkii Uu U Geeriyooday Gaashaanle dhexe Cabdi Cali Seed oo ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliya waxa uu ahaa Aabe sideed caruura dhalay,50 sano jirna ahaa saakay labadii saac iyo bar ayaa meedkiisa lagu arkay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Xabsiga Dhigtay Afar Nin Oo Soomaali Ah. Saddex muwaaddin oo Kenyan ah iyo nin la tuhunsan yahay inuu yahay murashax madaxweyne oo Soomaali ah ayaa lagu xiray magaalada Nairobi Khamiistii iyadoo looga shakisan yahay falal argagixisanimo. Ibrahim…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dekedda Iyo Horseed,Yaa Ku Guulaysandoono Loolanka Horyaalka Somalia Premier League Guddoomiyaha Kooxda kubbadda cagta Horseed Dr.Maxamed Axmed Maxamed ayaa kulan la qaatay Ciyaartooyda,Macalamiinta iyo shaqaalaha kooxda,isagoo ugu mahad celiyay horomarka ay kooxdiisa samaysay labadii sano lasoo dhaafay. Kooxda Ciidanka kooxda…