Al-shabaab Oo Lagala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Gedo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska ciidanka xoogga dalka ee gobolka Gedo ayaa sheegay in howlgallo ay ka wadaan gobolka Gedo ay kula wareegeen deegaanno ka tirsan gobolkaasi, kana saareen dagaallamayaal Al-shabaab ah. Dhame Cali… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Berdaale: Waxaa Is Soo Dhiibay Sarkaal Ka Tirsanaa Al-shabaab Maamulka degmada Berdaale ee gobolka Baay ayaa sheegay in uu isku soo dhiibay sarkaal sare oo ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab. Maxamed Isaaq Araxas oo u waramay warbaahinta dowladda ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xiisad Laga Sheegayo Gobolka Sanaag Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayeen in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland, waxaana socda dhaq-dhaqaaqyo ciidan. Xiisaddan ayaa si gaar ah waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Ra’iisul-wasaare Abiy Oo Ku Kulmay Magaalada Addis-Ababa. Ra’iisul-wasaaraha dowladda Ethiopia Abiy Ahmed ayaa shalay ku qaabbilay magaalada Addis-Ababa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamd Cabdullahi Farmaajo. Xafiiska Abiy Ahmed ayaa sheegay in labada mas’uul ay wada-qaateen wadahadallo laba dhinac ah,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaare Ka Dhashay Is Rasaaseyn Ka Dhacday Suuqa Xamarweyne Ciidamada booliska dagmada X/weyne oo is ku dayayey in ay gacanta ku dhigaan koox burcad ah ayaa iyaga iyo burcaddii waxaa is rasaaseynku dhex martay suuqa dagmada Xamar-weyne,. Kooxda burcada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Darawal Gaari BL Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Askari ka tirsan ciidan booliska Soomaaliya ayaa Dawal gaari B L ah ayaa bwaxa uu ku dilay dagmada Hodan ee gobalka Banaadir. wararka ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaabiis Gaaraya 120 Oo Cafis Loo Fidiyay Dowled-gobaledka Puntland Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Cafis u fidiyey maxaabiis munaasabadda Bisha Ramadaan iyo Ciidul-fitriga awgeed. Maxaabiistaan Cafiska loo fidiyay ayaa xiran xabsiyada deegaanda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 55 Kiis Oo Cudurka Daacuunka Ah Oo Laga Helay Soomaaliya. Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday 55 kiis oo cusub oo cudurka daacuun caloolaha ah kaddib baaritaan ay sameysay laanta baarta cudurrada faafa intii u dhaxeysay 13 illaa 19 bishii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ujeedka Safarka Farmaajo Ee Adis Ababa Iyo Midka Kheyre Ee Dooxa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta booqday caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa. Farmaajo marka uu ka degay garoonka diyaaradaha ee Bole waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare ”Walaac Ayaan Ka Qabnaa Xaaladda Murugsan Ee Galmudug” Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa hadlay xaaladda Galmudug oo uu sheegay in haatan ay meel adag mareyso. Wuxuu sheegay in ka maamul ahaan aanay marnaba diyaar u…