Weerar Lagu Qaaday Xarunta Maamulka Garasbaaley Sheeko:Arrimaha Amniga Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay weerar ku qaadeen xarunta maamulka deegaanka Garasbaaley, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal daqiiqado badan socday. Ciidamadii ku sugnaa xaruntaasi ayaa naloo sheegay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Shiidka Oo Mar Kale Loo Magacaabay Guddoomiyaha Degmada Warsheekh Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay guddoomiyaha degmada Warsheekh ee Shabellaha Dhexe, isaga oo xilkii ka qaaday guddoomiyahii hore, kadib wareegto uu soo saaray. Waxaa xilkan hayey Cumar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: DFS Waxay Burisay Heshiiskii Qeybsiga Dakhliga Kalluumeysiga Maamulka Galmudug gaar ahaan wasaaradda Kalluumeysiga ee maamulkaasi ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay waxay ku sheegtay in dowladda dhexe ay burburisay heshiiskii qeybsiga dakhliga Kalluumeysiga ee ka dhaxeeyay dowlad goboleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liverpool Oo Markii 6aad Hanatay Koobka UEFA Champions League Kooxda laga leeyahay Ingiriiska ee kubadda cagta ee Liverpool ayaa xalay markii 6aad ku guuleysatay koobka horyaallada Yurub ee loo yaqaan UEFA Champions League. Cayaar aad u xiiso badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Duqa Muqdisho oo Degmada Kaxda ka Furay Xarun Gurmad iyo MCH” Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Md. C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow) ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay Degmada Kaxda, Halkaasi oo uu ugu kuur galaayay Mashaariicda Horumarineed ee ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Farmaajo Oo Kulan La Qaatay Ra’iisul Wasaare Ku -xigeenka Malaysia Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qasriga uu ka dagganyahay magaalada Makkah waxa uu wada hadallo kula yeeshay Haweeneyda R/Wasaare Ku Xigeenka ka ah wadanka Malaysia Marwo Wan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Nafeed Oo Ka Dhashay Daadad Ku Soo Rogmay Magaalada Qardho Roobab xoogan oo ka da,ay magaalada Qardho ee gobalka Bari ee Puntland iyo tuulooyinka ku xeeran ayaa geestay khasaare soo gaaray dad reer guuraa ah ku dhaqan magaalada Qardho.. Roobabka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobay Oo Warbixin Ka Soo Saartay Dil Loo Gaystay Sarkaal ka Tirsanaa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa warbixin ka soo saaray dilkii Maxamed Cabdi Khayre oo ka mid ahaa shaqaalaha Qaramada Midoobey ee Gobolka Mudug. War saxaafadeed ay soo saartay Qaramada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahanada Xulka Qaranka Oo Guul Ka Gaaray Kooxda Dowladda Hoose Ee Muqdisho City Club Xidigaha xulka qaranka oo labadii bil ee lasoo dhaafay kulamo saaxiibtino la qaatay kooxaha kala gedisan ee ka ciyaara horyaalka Somalia Premier League ayaa inta badan gaaray guulo weyn,iyagoo xitaa…
8 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya Dharigii labada dhinac ka gubtay: Argagaxinta Shacab Argagaxisada Dhibane u ah Soomaaliya waxay dhibane u yihiin argagaxiso gudaheeda ka jirto iyo beesha caalamka oo dhibaato joogto ah ku heyso hormarka nololeed ee dalkan taagta daran sameyn lahaa waxayna beesha caalamka Soomaaliya…