Akhriso: Maxay Dowladda Ka Tiri Khasaaraha Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir? Sheeko:Amniga Wasiirka warfaafinta dowladda federaalka ah Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa saxaafadda uga warbixiyey khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay xarunta gobolka Banaadir. Wasiirku waxa uu sheegay in ay falkii galabta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Hadlay Qaraxa ka Dhacay Xarunta Dowladda Hoose Guddoomiye ku xigeenka Koobaad ee maamulka gobolka Benaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Tuulax oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa ugu baaqay Shacabka gobolka Benaadir iney is dejiyaan. Guddoomiye Tuulah waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Dhaacawmay Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan iyo qaar ka mid ah maamulada degmooyinka Muqdisho ayaa waxyeelo kasoo gaartay Qaraxa ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Xamar.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Ka Dhacay Xarunta Gobolka Banaadir Qarax ismiidaamin ah ayaa goordhow waxaa uu ka dhacay xarunta gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa waxaa laga maqlayaa rasaas xoogan ay ridayaan ciidama ammaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdisho: Saraakiil uu Turkigu Tababaray Oo Qalin Jabiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa tababar u soo xirayay Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo muddo labo sanno ah lagu diyaarinayey Dugsiga Tababarka…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Muqdisho City Club Oo Iskugu Diyaarisay CAF Confederation Cup 2019 Kooxda kubbadda cagta Muqdisho City Club ayaa si heer sare iskugu diyaarisay ka qeyb galka tartanka kooxaha qaarada Afrikca ee CAF Confedration Cup 2019,iyagoo laba ciyaarooda la dheelaya naadiga Malindi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qatar Oo Iibsatay 25% Saamiga Shirkado Shidaal Ka Qoda Laamu, Xadka Soomaaliya Shirka Qatar Petroleum ayaa sheegtay in heshiis la gashay shirkada ENI iyo Total, si ay saammi 25% ugu yeelato sahminta saddex Baloog oo ku yaala Laamu, oo ah gobol dhaca…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuma Ninka Qatariga Ah Ee Lagu Eedeeyey Qaraxyada Ka Dhaca Soomaaliya? Khaliifa Kaayid Al-muhindi, waa ganacsade u dhashay dalka Qatar sida uu isagu sheegto, laakin waxaa la leeyahay waa sirdoon dhar cad, mas’uulna ka ah maalgelinta argigixisada. Ninkan waa saxiibka dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaallo Ka Dhacay Sh/hoose Dagaallo ayaa xalay waxay ka dhaceen deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose, waxaana ay u dhaxeeyeen ciidanka DFS, K/galbeed iyo Al-shabaab oo dhan ah. Deegaanka Ceel-jaalle ee duleedka magaalada Marka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dani Oo Eedeeyay DFS Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani, ayaa si kulul u eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya, isaga oo sheegay in ay ka gacan bidixeysay Puntland. Wuxuu sheegay in dowladda ay si…