Kooxda Dowladda Hoose Ee Muqdisho City Club Oo Xooga Saaraysa Dhisidda Ciyaaryahano Da’yar Ah Sheeko:Wararka Cayaaraha Maamulka kooxda dowladda hoose ee Muqdisho City Club oo ka shaanaya waxyaaalaha kala duwan ee naadiga ayaa sanadkii labaad hindisay mashruuca dhisida da’yarta kubbadda cagta kuwaas oo loo diyaarinayo ka… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mashaariic Horumarineed Oo Laga Fuliyey Degmada Xudur Ee Bakool Madaxweynaha dowlad gobaleedka K/galbeed, Cabdicasiis Laftegareen iyo gudoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa si wadajir ah uga dhagax-dhigay degmada Xudur ee gobolka Bakool, xafiiska hay’adda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Golasha Shacabka Oo Gaaray Xuddur Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo, Guddoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya , Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayaa Maanta gaaray Magaalada Xuddur ee Caasimadda Gobolka Bakool. Gudoomiyaha , ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyay,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaqanka Cadaado Oo Diiday La Kulanka Ra’isul Wasaare Kheyre, Kuna Eedeeyey Balan Ka Bax Odeyaasha dhaqanka magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa maanta diiday iney la kulmaan ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdigiisa. Xasan Kheyre ayaa la sheegayaa in Cadaado gaaray kadib…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Booliska Soomaaliyeed Oo Faah faahin Ka Bixiyay Qarax Lagu Fashiliyay Muqdisho Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Zakiya Xuseen Axmed ayaa faah faahin ka bixisay Qarax ay ciidamada amniga ku fashiliyeen magaalada Muqdisho iyo labo qof oo lagu dilay bar…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Akhriso: Sida Barnaamijka “OGAAL” Loogu Falanqeeyey Abaarta iyo Cunto-yarida Heysa 5 Milyan oo Soomaali ah Barnaamijka “OGAAL” ee baxa Goobjoog TV, uuna wado Prof. Cabdullahi Maxamed Shirwac ayaa todobaadkan looga hadlay cunto-yari ah ay ka digeen hey’adaha caalamiga oo soo wajaheysa ilaa 5.4 milyan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka BFS Oo Ansixiyay Xeerka Saxaafadda Soomaaliyeed Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey xeerka saxaafadda Soomaaliyeed. 139-mudane ayaa Haa ugu codeysay cid diidday ma jirto,hal Xildhibaan ayaana ka…
8 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxaa Dhacay Bisha Juun Ciyaaraha Soomaaliya? 01-Juun 2019-Guddoomiyaha Kooxda kubbadda cagta Horseed DR Maxamed Axmed Maxamed ayaa kulan la qaatay Ciyaartooyda,Macalamiinta iyo shaqaalaha kooxda,isagoo ugu Mahad celiyay horomarka ay kooxdiisa samaysay labadii sano lasoo dhaafay. 02-Juun…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartanka Cecafa-Kooxda Heegan Oo Kulan Adag La Leh Proline Naadiga ciidanka booliska Soomaaliyeed ee Heegan ayaa kulankii 2aad ciyaaraysa tartanka kooxaha bariga iyo bartamaha Afrika 2019,iyadoo kulan adag la leh xidigaha Proline oo ka dhisan wadanka Uganda. Kooxda Heegan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Coldoon Oo Xukun Lagu Riday Maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa ayaa maanta waxa ay xukun xabsi ah ku riddey, wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon, oo bilooyin badan xabsi ku jiray. Coldoon ayaa lagu eedeeyey inuu…