Day: August 13, 2019
-
Baarlamaanka
Akhriso: Xisbiyo Siyaasadeed iyo Dowlad Goboleed Soo Dhoweeyey Dhaarinta Xildhibaannada Jubbaland
Xisbiga UPD ayaa ahaa xisbigii siyaasadeed ee ugu horeeyey ee u hambalyeeya xulista iyo dhaarinta xubnaha baarlamaanka Jubbaland, Xisbiyada UPD…
Read More » -
Baarlamaanka
Madaxweynaha Jubbaland Oo Ka Hadlay Dhaarinta Xildhibaanada Cusub
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hambalyo u diray Xildhibaanada Baarlamaanka Labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Madaxweynahu…
Read More » -
Gobalada
Shirka Wada-tashiga Wasaaradaha Boostada iyo Isgaarsiinta Federaalka iyo Dawlad-goboleedyada oo ka Furmay Baydhabo
Shirka wada-tashiga Wasaaradaha Boostada iyo Isgaarsiinta ee Federaalka iyo Dawlad-goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada baydhabo ee xarunta KMG ah…
Read More » -
education
Arday Soomaaliyeed oo Deeq Waxbarasho ka Heley Masar oo Lagu Soo Dhaweeyey Halkaasi
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar iyo guddiga ardayda Soomaaliyeed ee dalka Masar ayaa munaasabad Soo dhaweyn ah u sameyay 57…
Read More » -
amaanka
Ammaanka Deegaanada Galmudug Oo La Adkeynayo.
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay Warsaxaafadeed lagu mamnuucayo dadka ku dhex wata deegaanada kala duwan ee Gobolka Mudug. Warkaas…
Read More » -
Baarlamaanka
Xildhibaannada Cusub Ee Baarlamaanka Jubbaland Oo La Dhaariyay
Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubabda Hoose waxaa Maanta lagu qabtay munaasabad lagu dhaariyay Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka Jubbaland,kuwaas oo…
Read More » -
Gobalada
Sawirro: Xafladda Dhaarinta Baarlamaanka 2-aad ee Jubbaland
Waxaa hadda si habsami leh magaalada Kismaayo uga socota xafladda dhaarinta baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland. Munaasabadda…
Read More » -
Banaadir
Daawooyin Wax ka Taraya Cudurka Epola oo La Tijaabiyay
Waxaa mar dhow suurtagal ah in laga hortago oo la daaweyo Cudurka Epola ,ka dib markii tijaabooyin la sameeyay ay…
Read More » -
Gobalada
Dhageyso: Barnaamij Ay Gool FM Ka Sameysay Nadaafadda iyo Islaamka
Nolol caafimaad oo bad-qab leh waxay ka suurta geli kartaa deegaan nadiif ah oo la diyaariyay, taasna waxay ka suurtageli…
Read More » -
Gobalada
Somaaliland Ayaa Is ka Fogeysay Eedeeymo Seychelles u Soo Jeedisay
Soomaaliland ayaa is ka fogeysay eedeen ay u soo jeedisay dowladda seychelles oo la xiriirtay maxaabiis burcad badeed aha oo…
Read More »