2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Dowladda Soomaaliya oo Bixinaysa Waxbarashada Tacliinta Sare ee Saddexda Arday ee Ku Guuleystay Tartanka Qur’aanka Muqdisho, Sebteembar 15, 2026 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex arday oo Soomaaliyeed oo kaalmaha koowaad ilaa saddexaad ka…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Muqdisho: 40 Arday oo Lagu Maamuusay Cilmi-Baaris Lagu Daabacay Joornaallo Caalami ah MUQDISHO (Goobjoog News) — Afartan arday oo Soomaaliyeed ayaa shalay oo Khamiis ahayd lagu maamuusay Madashii koowaad ee Cilmi-baarista iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed, kaddib markii qoraallo cilmi-baaris ah oo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Soomaaliya iyo Jaamacadda UDST ee Qatar oo Heshiis Iskaashi ku Gaaray Horumarinta Tacliinta Farsamada DOHA (Goobjoog News) — Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Jaamacadda Sayniska iyo Tiknoolajiyadda ee Doha (UDST) ayaa magaalada Doha ku kala saxiixday heshiis is-afgarad…
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Soomaaliya iyo Qatar oo Kala Saxiixday Heshiis Lagu Dhisayo Jaamacadda Tiknoolajiyada Soomaaliya DOXA — Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Qatar ayaa magaalada Doxa ku kala saxiixday heshiis iskaashi oo saldhig u noqonaya dhismaha Jaamacadda Tiknoolajiyada Soomaaliya (TUS University). Heshiiska ayaa dhexmaray Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Jubaland oo Shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad-goboleedka Jubaland ayaa ku dhawaaqday natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee sanad-dugsiyeedka 2025/2026. Sida lagu sheegay xogta natiijada, imtixaanka waxaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Koonfur Galbeed oo Shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga fasalka 8aad ee sanad-dusgsiyeedka 2025/2026. Sida lagu sheegay xogta rasmiga ah ee natiijada, imtixaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Somaliland oo shaacisay natiijada imtixaanaadka shahaadiga ee fasallada 12-aad iyo 8-aad Maamulka Somaliland ayaa maanta shaaciyay natiijada imtixaanaadka shahaadiga ah ee fasallada 12-aad ee dugsiyada sare iyo fasallada 8-aad ee dugsiyada dhexe. Imtixaanka Dugsiga Sare:Waxaa imtixaanka galay 16,078 arday, waxaana ku…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay 10-ka arday ee ugu sarreeyay imtixaanka fasalka 12-aad Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Muqdisho kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha ugu sarreeya ka galay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Puntland oo shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga fasalka 12-aad Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlad-goboleedka Puntland ayaa shaacisay xogta natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad. Imtixaanka waxaa sanadkan u fariistay 8,923 arday, kuwaas oo 8,205 arday, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Galmudug oo Shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad Dowladda Galmudug ayaa maanta shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada ku yaalla deegaanada maamulkaasi, iyadoo natiijada lagu soo bandhigay munaasabad lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug.