1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Galmudug oo Shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad Dowladda Galmudug ayaa maanta shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada ku yaalla deegaanada maamulkaasi, iyadoo natiijada lagu soo bandhigay munaasabad lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug.
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada In ka badan 150 Soomaali ah oo deeqo waxbarasho ka helay dowladda Shiinaha In ka badan 150 Soomaali ah ayaa sanadkan helay deeqo waxbarasho oo ay bixisay dowladda Shiinaha, taas oo noqotay tiradii ugu badnayd ee abid hal mar la siiyo arday iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Hiigsiga 10-ka Kun ee Macallin: Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay Qaadashada 4,000 oo Cusub War-murtiyeed ka soo baxay Shirka Wadatashiga Arrimaha Waxbarashada oo u dhaxeeyay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Wasaaradaha Waxbarashada ee Dowlad-goboleedyada dalka ayaa lagu shaaciyay in Dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Professor Nigerian ah oo haysta 5 PhD, 5 Master’s iyo shahaadooyin kale oo badan Abdullahi Abubakar, oo ah aqoonyahan reer Nigeria ah, ayaa soo jiitay indhaha dad badan kadib markii lagu sheegay inuu leeyahay shahaadooyin waxbarasho oo aad u tiro badan. Prof. Abubakar waxaa…
4 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada By Ciise Cabdi Marxaladihii uu soo Maray Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad 43,028 oo ku kala nool gobolka Banaadir iyo maamulgoboleedyada dalka, marka laga reebo maamullada Puntland iyo Soomaalilaan ayaa u fadhisatay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad, sanaddugsiyeedka 2025/2026. Imtixaanka ayaa si…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Maxamed Ciise Daahir oo Noqday Ardayga Kaalinta Koowaad ka Galay Imtixaanka Qaranka Maxamed Ciise Daahir Yuusuf ayaa noqday ardayga kaalinta koowaad ka galay Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Sare ee dalka, isagoo helay 94.14 dhibcood, sida ka muuqata natiijada lagu soo bandhigay sawirka.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada, XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyeeyay Ardayda Kaalmaha Hore ka Gashay Imtixaanka Qaranka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si gaar ah ugu hambalyeeyay saddexda arday ee kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Sare ee dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Xilliga la shaacinayo Natiijada Imtixaanka Dugsiga Sare ee Qaranka oo lagu dhawaaqay Muqdisho, 13 Agoosto 2026 — Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare ee Qaranka ayaa la filayaa in la shaaciyo Sabtida, 15-ka Agoosto 2026, iyadoo kumannaan arday iyo waalidiin ah…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Dowladda Shiinaha oo deeq waxbarasho u qaaday hawl-wadeenno ka tirsan Wasaaradda Kalluumeysiga Soomaaliya Muqdisho, 27 Luulyo 2026 – Koox hawl-wadeenno ah oo ka tirsan Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyagoo u safraya dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Puntland oo Shaacisay natiijada imtixaanka fasalka 8-aadeed ee deegaannadaas Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si rasmi ah u shaacisay natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee sannad-dugsiyeedka 2025–2026, iyadoo natiijadu muujisay in boqolkiiba badan oo ardaydii u fariisatay imtixaanka ay ku guuleysteen