2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Somaliland: Wasiirka Waxbarashada oo Dhaliil Xooggan Usoo Jeediyay Dumarka Midabkooda Bedela Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Habbane ayaa si adag uga hadlay dumarka is caddeeya ee midabkooda bedela, waxa uuna ku tilmaamay nuqsaanta ugu weyn ee…