Maxay ka wada-hadleen Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo guddoomiyaha Midowga Afrika ? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiska ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, oo maanta booqasho shaqo oo laba maalmood ah… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaaraha XFS oo daahfuray Qorshaha Isbedelka Qaranka Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa daah-furay Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025-2029). Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in qorshahan ay ansixiyeen golaha Wasiirrada Xukuumaddu ,uuna ku…
1 daqiiqo Maxaa looga hadlay kulanka Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo James Swan ? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan.…
1 daqiiqo Xukuumadda Soomaaliya oo Wafdi ballaaran u dirtay Baydhabo Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalam Cabdi Cali, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray caasimaadda KMG ah,ee Maamul Gobolleedka Koonfur-galbeed, ee Baydhabo. Mas’uuliyiin ka…
2 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamsa muxuu diiradda ku saaray khudbaddii uu ka jeediyey shir madaxeedka Jaamacadda Carabta? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta ka qaybgalay kulan ay isugu yimaadeen madaxda ururka Jaamicadda Carabta oo ka dhacay magaalada Qaahira. Shirkan ayaa si…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay agaasimaha xaafiiska hormarinta reer miyiga iyo ku xigeenkiisa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Agaasimaha iyo Agaasime ku-xigeenka Xarunta Qaran ee Horumarinta Reer Miyiga iyo Xalka Waara. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa Marwo Sahra…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Magacaabay Agaasimeyaal Guud iyo Xoghaye Joogto ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay agaasimeyaal guud iyo xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga. Magacaabistan ayaa qeyb ka ah dadaallada dib-u-habeynta iyo xoojinta hay’adaha…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamse oo dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in la caawiyo danyarta inta lagu jiro bisha Ramadaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo hambalyo ku aaddan currashada Bisha Barakaysan ee Ramadan u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan muslimiinta caalamka, ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in la caawiyo dadka danyarta ah
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka tacsiyeeyay geerida DR Maxamed Yuusuf Allaha u naxariistee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka tacsiyeeyay geeridda naxdinta leh ee ku timid Dr. Maxamed Yuusuf Xasan, oo caawa ku geeriyooday Muqdisho.
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la yeelashay wefdi ka socda dowladda Cumaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabillay wafdi ka socda Saldanadda Cummaan oo uu hoggaaminaayo Wasiirka Gaadiidka, Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Eng. Saciid Bin Xaamud Bin Saciid Almacawali.