Akhriso: Qodobada ay Ka Wadahadleen Ra’iisulwasaare Xamse iyo Safiirka Cusub ee Mareykanka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay danjiraha cusub ee Dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Mudane Richard H. Riley. 2 daqiiqo
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre “Dalkeenna Aan Maalgashano si uu u Horumaro”. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kormeer ku tagey degmada Daarusalaam, ayaa halkaas wakhti kula qaatay boqollaal dadweyne ah oo isaga kala yimid.
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamse oo La Kulmay Dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed, Han Duck-soo, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal.
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamse oo Kulan La Yeeshay Madaxweynaha Hey’adda Marinta Koonfurta Kuuriya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay Madaxweynaha Hay’adda Horumarinta ee Kuuriyada Koofureed (KOICA) CHANG, Won Sam oo ay ka wada hadleen arrimo muhiim…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Khudbad Ka Jeediyay Shir Madaxeedka 2024 Korea – Afrika Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbad uu ka jeediyay shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika waxa uu ka hadlay ahmiyadda ay leedahay.
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamse oo galabta khudbad ka jeedin doonna Shirka Kuuriya koonfureed iyo Afrika Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalaya shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika oo saaka si rasmi ah uga furmay magaalada Seoul.
2 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamse iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo u Ambabaxay Koonfur Kuuriya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Kuuriyada Koonfureed.
2 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamse oo Maanta Daahfuray Barnaamijka Qaran ee u Hiilli Hooyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray barnaamijka “Hooyo u Hiilli Qarankaaga,” kaas oo lagu muujinayo kaalinta muhiimka ah ee hooyooyinka.
2 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamse oo Kormeeray Dhismaha Wajiga Labaad ee Waddada Muqdisho iyo Jowhar Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kormeer ku tagey dhismaha wadada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar oo hadda uu ka socdo heerkii labaad ee dib u dhisku uu ka socdo.
1 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamse oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dowladda Kenya ee Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Kubai Iringo kaasi.