2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Raisulwasaare Xamsa oo Dhaliilay Warqad Siyaasi u Diray Qaramada Midoobay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo ay qabanayso Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, kaas oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Tababar u Soo Xiray Dufcaddii 12-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab Muqdisho, 28 Sebteembar 2026: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ugu soo xiray Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure dufcaddii 12-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab. Ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay diyaar u tahay wadahadal lala yeesho Al-shabaab Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay wadahadal lala yeesho xubnaha Al-Shabaab, haddii ay kooxdaasi qaaddo tallaabo muujinaysa inay ka tanaasushay fikirka ay dowladda ku tilmaantay mid khaldan, isla markaana ay diyaar u tahay in xal nabadeed lagu raadiyo khilaafka dalka.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 Muqdisho, Sabti, 26 Sebteembar 2026:— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u sugeen amniga caasimadda iyo guud…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐲 𝐚𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐞𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐝 Muqdisho , Sabti, 26 Sebteembar, 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya si loo…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Soomaaliya iyo Pakistan oo ka wada hadlay horumarinta Ciidanka Cirka Muqdisho, 22 Sebteembar 2026: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay wafdi ka socday Dowladda Pakistan oo uu hoggaaminayay Taliyaha Difaaca Cirka,…
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Xukuumadda Soomaaliya 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪d𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝a Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad farqadda (1), Sharciga Shaqaalaha Rayid ah qodobkiisa 7aad, iyo dhammaan xeerarka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka, XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Dowladda Oo Sheegtay In Dakhliga Gudaha Laba Jibaarmay Afar Sano Gudahood Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dakhliga gudaha uu laba jibaarmay afartii sano ee u dambeysay.
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐞 𝐨𝐨 𝐢𝐬𝐥𝐚 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚𝐧 𝐋𝐚 𝐒𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la xisaabtan iyo qiimeyn ku sameeyay wasiiradda Xukuumadda Dan Qaran. Ra’iisul Wasaaraha oo la hadlayay wasiiradda ayaa sheegay in la…
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧 𝐊𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐠𝐚𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐮𝐦𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, kaas oo looga hadlay warbixinno kala duwan oo la xiriira amniga, dhaqaalaha, waxqabadka Xukuumadda iyo Warbixin la xiriirta…