Muqdisho , Sabti, 26 Sebteembar, 2026 : Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya si loo dardargaliyo hawlihii socday.
Mudane Xamsa oo cuskanaya qodobada 119-aad, farqada (D) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay agaasimeyaasha hoos ku xusan.
๐- ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐๐๐ซ๐๐๐ก๐ข๐ฆ ๐๐๐๐๐ข
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Kheeyraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
๐- ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Raโiisul Wasaare Xamsa ayaa agaasimayaasha kula dardaarmay shaqo gudasho hufan iyo dardargalinta waajibaadka wasaaradaha loo igmaday.