2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Guddiga Miisaaniyadda oo dib-u-eegis ku bilaabay Hindise-sharciyeedka wax-ka-beddelka Sharciga Bankiga Dhexe Muqdisho, 22 Sebtembar 2026 – Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay Wasiirka Maaliyadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya iyo Shiinaha oo xoojiya xiriirkooda dhaqaale iyo maalgashi Soomaaliya ayaa sheegtay inay doonayso in la ballaariyo iskaashiga dhaqaale iyo maalgashi ee kala dhexeeya Shiinaha, iyadoo labada dal ay doonayaan inay ka faa’iidaystaan xiriir diblomaasiyadeed iyo iskaashi horumarineed oo soo jiray muddo dheer.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka, XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Dowladda Oo Sheegtay In Dakhliga Gudaha Laba Jibaarmay Afar Sano Gudahood Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dakhliga gudaha uu laba jibaarmay afartii sano ee u dambeysay.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadka 2025, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka IFC oo $2.8 Milyan ku Maalgelisay KIMS Microfinance Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah ee IFC ayaa Soomaaliya ka bilowday maalgelinteedii ugu horreysay, iyadoo $2.8 milyan oo maalgelin waafaqsan mabaadi’da maaliyadda Islaamiga ah u qoondeysay KIMS Microfinance. Maalgelintan ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya iyo Britain oo Ka Wada-hadlay Dib-u-habaynta Dhaqaalaha Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Britain ee Soomaaliya, Charles King, iyagoo ka wada-hadlay arrimo la xiriira dib-u-habaynta dhaqaalaha Soomaaliya iyo xoojinta iskaashiga labada dal.…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya oo Shirka Kuuriya iyo Afrika ku Soo Bandhigtay Himiladeeda Dhaqaalaha Dijitaalka ah Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka 8-aad ee Kuuriya iyo Afrika, kaas oo ka dhacay magaalada Seoul ee caasimadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Bangiga Qaranka Itoobiya oo Digniin iyo Xannibaad Isugu Daray Xawaalado Soomaaliyeed Bangiga Qaranka Itoobiya (NBE) ayaa soo saaray amar iyo digniin culus oo ku saabsan shirkado iyo shabakado xawaaladeed oo uu sheegay inaysan haysan ruqsad sharci ah oo ay kaga shaqeeyaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay Qodista Ceelka Shidaalka Curad-1 in La Soo Gabagabeyn Karo Bisha Sebtembar Gudoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya, Cabdulqaadir Aadan, ayaa shaaciyay in howlaha qodista ceelka shidaalka badda ee Curad-1 ay u socdaan si xawli ah, isla markaana la filayo in la soo gabagabeeyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya oo Bisha 9-aad ee Sannadkan Billaabaysa Dhoofinta Kalluunka ee Shiinaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay bisha Sebteembar billowdo dhoofinta kalluunka iyo wax-soosaarka kale ee badda ee loo iibgeynayo Shiinaha, iyadoo la hirgelinayo heshiis canshuurdhaaf ah (tariff-free) oo labada dal kala saxiixdeen bishii hore.