Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirweynihii Koowaad ee Badaha Soomaaliyeed, kaas oo la qorsheeyay inuu noqdo shir sanadle ah oo lagu gorfeeyo horumarinta iyo ka faa’iidaysiga khayraadka badda Soomaaliya