1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya oo Mudnaan Siinaysa Khayraadka Shidaalka iyo Gaaska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay mudnaan gaar ah siinayso horumarinta khayraadka shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah, soo jiidashada maalgashiga caalamiga ah iyo xoojinta iskaashiga istaraatiijiga ah, si loo kobciyo dhaqaalaha dalka loona horumariyo waaxda tamarta.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka IMF oo hoos u dhigtay saadaasha kobaca dhaqaalaha Soomaaliya ee 2026 Muqdisho, 6 Oktoobar 2026 – Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa hoos u dhigtay saadaasha kobaca dhaqaalaha Soomaaliya ee sannadka 2026, iyadoo hadda lagu qiyaasay 2.3%, halka dhaqaalaha dalka ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dakhliga Kastamka Soomaaliya oo Hoos U Dhacay Ku Dhawaad 40% Sababo la Xiriira xirnaanta Marinka Hormuz Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in carqaladaha ka jira marinka istaraatiijiga ah ee Hormuz ay saameyn weyn ku yeesheen dhaqaalaha dalka, iyadoo dakhliga kastamka Soomaaliya uu hoos u dhacay ku dhawaad 40 boqolkiiba.
3 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis dhaqaale oo ka dhashay qalalaasaha Marinka Hormuz Soomaaliya ayaa wajahaysa cadaadis dhaqaale oo sii kordhaya, kaddib markii khalkhalka ka jira Marinka Hormuz uu saameyn ku yeeshay isu-socodka ganacsiga iyo badeecadaha dalka, iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu sheegay in xaaladdu ay qayb ka noqotay hoos u dhac lagu qiyaasay 40 boqolkiiba dakhliga kastamka Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Guddiga Miisaaniyadda oo dib-u-eegis ku bilaabay Hindise-sharciyeedka wax-ka-beddelka Sharciga Bankiga Dhexe Muqdisho, 22 Sebtembar 2026 – Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay Wasiirka Maaliyadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya iyo Shiinaha oo xoojiya xiriirkooda dhaqaale iyo maalgashi Soomaaliya ayaa sheegtay inay doonayso in la ballaariyo iskaashiga dhaqaale iyo maalgashi ee kala dhexeeya Shiinaha, iyadoo labada dal ay doonayaan inay ka faa’iidaystaan xiriir diblomaasiyadeed iyo iskaashi horumarineed oo soo jiray muddo dheer.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka, XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Dowladda Oo Sheegtay In Dakhliga Gudaha Laba Jibaarmay Afar Sano Gudahood Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dakhliga gudaha uu laba jibaarmay afartii sano ee u dambeysay.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadka 2025, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka IFC oo $2.8 Milyan ku Maalgelisay KIMS Microfinance Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah ee IFC ayaa Soomaaliya ka bilowday maalgelinteedii ugu horreysay, iyadoo $2.8 milyan oo maalgelin waafaqsan mabaadi’da maaliyadda Islaamiga ah u qoondeysay KIMS Microfinance. Maalgelintan ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya iyo Britain oo Ka Wada-hadlay Dib-u-habaynta Dhaqaalaha Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Britain ee Soomaaliya, Charles King, iyagoo ka wada-hadlay arrimo la xiriira dib-u-habaynta dhaqaalaha Soomaaliya iyo xoojinta iskaashiga labada dal.…