OIC: Dalalka Islaamka oo Taageero Weyn u Muujiyay Midnimada iyo Madax-bannaanida Soomaaliya Kalfadhigii aan caadiga ahayn ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) oo looga hadlayay xaaladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u billowday, iyadoo dalalka xubnaha ka ah ururkaasi ay muujiyeen taageero ballaaran oo ay u hayaan midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. 2 daqiiqo
2 daqiiqo Mashruuca Kala-Qaybinta iyo Saameynta uu ku Leeyahay Dunida Muslimka Sanadihii u dambeeyay, dunida Muslimka waxa ay wajahaysay caqabado is-biirsaday oo isugu jira colaado sokeeye, burbur dowladeed iyo faragelin shisheeye.
1 daqiiqo Ururka Ibaheyga Islamka oo Cambaareeyay Gumaadka Israel ay Ku Heyso Falastiiniyiinta Ururka Isbaheysiga islaamka ayaa si adag u cambaareeyey gumaadka joogtada ah ee ciidamada guumeysiga Israa’iil ay ku hayaan shacabka reer Falastiin, iyo beegsiga ku talo-galka ah ee teendhooyinka qaxootiga Falastiiniyiinta ay ka geysato.
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Soomaaliya Ku Matalaya Shir Madaxeedka Waddamada Islaamka Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa gaaray Caasimadda Gambia ee Banjul, halkaas uu kaga qeyb-galaya Shir Madaxeedka dalalka Islaamka.
2 daqiiqo Maxaad Kala Socotaa Qodobada Looga Hadlaayo Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee Maanta Ka Furmaya Magaalada Banjul ? Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) Hissein Brahim iyo Madaxweynaha Gambia Adama Barrow ayaa si wadajir ah u faahfaahiyay qodobada sanadkaan looga hadlaayo shirka ururka OIC.
2 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo Markale Baaq u Dirtay Dalalka Ku Jira Ururka Iskaashiga Islaamka Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, ahna Guddomiye Ku-Xigeenka Golaha Wasiirrada Warfaafinta ee Ururka Waddamada Islaamka ee OIC, Mudane Daud Aweis Jama ayaa ka codsadey dalalka xubnaha ka ah ururka.