1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisukwasaare Xamse oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Britain Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dowladda Britain oo uu hoggaaminayey Xoghayaha.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Akhriso: Ajandaha Looga Hadlay Kulanka Ra’iisulwasaaraha iyo Safiirka Dalka Qatar Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Mudane Abdullah Salem Al Nuaimi, iyagoo ka wada hadlay xoojinta.