1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Nabadoon Caan Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Kismaayo Warar dheeraad ah ayaa lagu helayaa nabadoon caan ah oo habeenkii xalay ahaa lagu dilay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Nin ku hubeysan Qori AK-47 ayaa salaaddii maqrib kadib…