2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynihii Hore ee Zimbabwe Robert Mogabe oo Geeriyooday War ay shaacisay Dowladda Zimbabwe ayaa sheegay in uu geeriyooday Madaxweynihii hore ee Dalkaasi, Mr; Robert Mugabe, kaasi oo in muddo ah xanuunsanayay,eheladiisa ayaa warbaahinta u xaqiijiyay. War qoraal ah…