Ciidamada Dowladda oo Ku Guuleystay joojinta Xiisado ka Taagnaa Deegaanno Hoos Yimaada Balanballe Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada qalabka sida ee Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa qaboojiyay xiisad colaadeed oo mar kale ka soo cusboonaatay degaanno hoos taga Degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud. Ciidamadan oo isgu jira CXD… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Daahfuray Shirka Maalgeshiga Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid Deni ayaa maanta waxaa uu ka furay magaalada Garowe shirka maalgeshiga Puntland. Shirkan oo socon doona muddo saddex maalin ah ayaa lagu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xukuumadda Oo Sheegeysa iney Ka Go’antahay Dhameystirka Dastuurka Wasiirka wasaaradda arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ku dhawaaqay in sedaxda hay’adood oo kala ah, Wasaaradda,Gudigga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka, Gudigga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shacabka Dhoobley oo Ka Sheeganaya Cunaqabateynta Dowladda Federaalka ee Duulimaadyada Shacabka ku dhaqan magaalada Dhoobley ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa dareen xun ka muujiyey saameynta ay ku reebtay cunaqabateynta dowladda federaalka ah ee dhanka duulimaadyada. Qofka ka tagaya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah faahin: Dagaallo Xalay Ka Dhacay Shabellaha Hoose Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalkan ayaa yimid kadib markii Al-shabaab weerar kusoo qaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Ka Tacsiyeeyay Mas’uuliyiintii Qaraxa Lagu Dilay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabele Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda Gobolka Shabeellaha Dhexe Cabdullaahi Shitaawe, Wasiirkii hore ee Ganacsiga Hirshabeelle Sabriye Cusmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Saddex Qof Oo Lagu Dilay Shabellaha Dhexe Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil loo geystay Saddex wiil oo dhallinyaro ah, wuxuuna dilkaasi ka dhacay baadiyaha deegaanka Caliyaale oo ku dhow degmada Balcad ee gobolka Shabellaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Loo Saaray Sharciga Doorashada Oo Ka Jawaabaya Inuu Jiro Waqti Kororsi 2020 Waxaa saacadihii la soo dhaafay soo ifbaxay warar sheegaya in guddiga 15-ka ee golaha shacabka uu u saaray turxaan bixinta sharciga doorashada ay ku mashquuleen shaqo aan loo dirsan, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mas’uuliyiin Lagu Dilay Waddada u Dhaxeysa Jowhar iyo Balcad Ilaa saddex mas’uul oo ka tirsan maamulka Hirshabelle ayaa lagu waramayaa in lagu dilay waddada u dhaxeysa Jowhar iyo Balcad. Dadkan ayaa sida la sheegay u dhintay qarax miino oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Guddigii La Baxay Badbaadada Jubbaland Oo Lagu Dhaawacay Kismaayo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dhaawac xalay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, loogu geystay Abuukaate Axmed Jaamac Qalyar, oo ahaa guddoomiyahii guddigii sheegay iney badbaadinayaan Jubbaland. Rag ku hubeysan…