Month: September 2019
-
amaanka
Dadaallo lagu Xalinayo Xiisado ka Taagan Gobalka Hiiraan oo ka Socda Degmada Matabaan
Degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan ayaa waxaa ka soconayo dadaallo lagu xalino khilaaf ka dhashay dilal kacay deegaan hoos yimaada…
Read More » -
amaanka
Ciidamo Talyaani Ah Oo Qarax Lagula Eegtay Magaalada Muqdisho (Video)
Gaadiid ay la socdeen ciidamo Talyaani ah ayaa maanta waxaa qarax ismiidaamin ah lagula eegtay nawaaxiga wasaaradda difaaca ee magaalada…
Read More » -
amaanka
Xoogga Dalka: 10 Daqiiqo Ka Yar Ayaa Lagu Soo Afjaray Weerarkii Balli-doogle
Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in ay soo afjareen weerarkii ay maanta Al-shabaab ku qaadeen saldhig ay ciidanka Danab…
Read More » -
amaanka
Al-shabaab oo Qaraxyo Ku Weeraray Xerada Mareykanka Ee Balli-doogle
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Balli-doogle ee gobolka Shabeeladaha hoose ayaa sheega in goordhow ay Al-shabaab ku weerareen labo qarax.…
Read More » -
Gobalada
Xogta Goobjoog: Kenya oo Dalbaneysa Dib u Dhigista Dacwada Badda ilaa 6 Bilood Oo Kale
Dowladda Kenya ayaa la sheegayaa iney qorsheyneyso dib ugu noqoshada maxkamadda cadliga adduuka ee ICJ si y helaan ilaa May…
Read More » -
Ganacsiga
Baydhabo: Dhismaha Cusub Ee Dahabshiil Oo Noqday Midka Ugu Quruxda badan Maamulka, Sawirro
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee Soomaaliya mudane Cabdi Casiis Lafta gareen iyo maamulaha Koonfurta iyo badhtamaha ee shirkadda Dahabshil…
Read More » -
amaanka
Faah faahin: Dagaal Xooggan Oo Dhex-maray Soomaali Iyo Canfar
Dagaal u dhaxeeyay Soomaalida iyo Canfarta ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay ismaamulka Soomaalida, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare…
Read More » -
Galmudug
Madaxweyne Xaaf Oo Ka Laabtay u Wakiilashadiisii DFS Ee Doorashada Galmudug
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu kaga laabtay u wakiilashadiisii wasaaradda arrimaha…
Read More » -
amaanka
Ciidamada Puntland Oo Howlgal Ka Sameeyey Magaalada Boosaaso
Ciidamada Booliiska ee dowlad goboleedka Puntland ayaa waxa ay xalay howlgal ballaaran ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari,…
Read More »