Hooyo 80 Jir Ah oo Lagu Dilay Muqdisho Sheeko:Amniga Wararka ayaa sheegaya in saaka magaalada Muqdisho lagu dilay hooyo 80 jir oo ku ganacsan jirtay gudaha suuqa Bakaaraha oo ka tirsan xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Muqdisho. Koox ku hubeysan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Geelle Oo Ka Hadlay Sida Lagu Xallin Karo Khilaafka DFS Iyo Jubbaland Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo sida lagu xallin karo khilaafka u dhaxeeya Jubbaland iyo dowladda federaalka Soomaaliya. Geelle oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Ka Hadlay Arrimaha Safaaradda Ay Soomaalida Ka iibsatay Washington Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay xariga ka jaray safaaradda Soomaalida ka iibsatay caasimadda Mareykanka Washington. Madaxweyne Farmaajo oo ay wehliyeen wasiirkiisa arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo La Kala Diray Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in baarlamaanka K/Galbeed la kala diray maanta kadib markii xal laga gaari waayey Khilaaf kala dhaxeeyey xukuumadda Madaxweyne Cabdi Caziz Lagta Gareen. Muddo…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Abuukaate Xalane: Sharciga Ma Ogola in Arrinta Badda Wada Hadal Laga Galo Sharciyaqaan Soomaaliyeed ayaa sheegay in madaxda dalka aanu sharciga u ogoleyn in gorgortan laga galo muranka badda ee dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ka dhexeeyo waxaana uu sheegay in uusan jirin…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Koonfur Galbeed oo Laga Mamnuucay Shirarka Caadiga ah iyo Kuwa Xisbiyada Wasiirka Arimaha gudaha Iyo dowlaha hoose ee maamulka Koonfur galbeed Maxamed Abuukar ayaa sheegay in magaalada Baydhaba aan lagu qaban karin shirar siyaasadeed, midka Xisbiyada Dalka Ilaa Shurucda Xisbiyada Laga…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo: Xadeynta Badda Soomaaliya Waxay Ku Qanacdaa Go’aanka ICJ Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii la doortay waxaa uu caawa khudbad dheer ka jeediyey jimciyadda Qaramada Midoobey isaga ka hadlay arrimo badan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Bahda Isboortiga Finland Oo Abaal Mariyay Xidigihii Qeybta Ka Ahaa Xulka Qaranka Soomaaliya Ee Ciyaaray Is Reeb Reebka Koobka Aduunka Ciyaartooydii xulka qaranka iyo bahda isboortiga Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Finland ayaa kulan mahad celin u sameeyay xidigaha kala ah Axmed Saciid Axmed iyo Xuseen Maxamed Cabdi Kariim oo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland Oo Ka Warbixisay Howlgallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Ciidamada dowlad gobaleedka Jubbaland oo kaashanaayo kuwa xoogga dalka ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo ka wadeen deegaanno hoos yimaada magaalada Kismaayo ee Jubbaland. Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Lafta Gareen Oo Maamul Cusub u Magacaabay Baydhabo Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed C/casiis Maxamed Laftagareen ayaa maanta magaalada Baydhabo ee caasimadda ku meel gaarka ah ee Koofur galbeed u magacaabey maamul cusub. Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada…