Xildhibaanno iyo Wasiirro Ka Hadlay Abaar Ka Jirta Gedo, Jubbaland Sheeko:Dalka Wasiiro, xildhibaanno, aqoonyahanno iyo qaar ka mid ah burshada ka soo jeeda gobalka Gedo ayaa si weyn uga deyriyay xaaladda abaaraha ka taagan gobalka Gedo iyo deegaanno dhaca dowlad gobaleedka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Go’aanno Muhiim Ah Oo Ka Soo Baxay Shirka Xisbiga Wadani Shirkii 2-aad ee golaha dhexe ee Xisbiga Waddani oo maalintii labaad kasocda magaalada burco kana qeyb galayaan inkabadan 350 xubnood ayaa lagu ansixiyay . 1 .Xoghayaha guud ee Xisbigaasi Khadar…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Baydhabo: Maamulka Lafta-gareen oo Bilaabay Ficillo Ka Dhan Ah Xuriyatul Qowlka Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Baydhabo ayaa sheegaya in maamulka madaxweyne Cabdi Casis Lafta-gareen uu bilaabay cadaadis iyo ficillo ka dhan xuriyatul…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdisho: Qarax Lala Eegtay Kololnyo AMISOM Ah Wararka naga soo gaaraya agagaarka xaafadda SOS ee degmada Heliwaa ayaa sheegaya in goordhow halkaasi qarax lagula eegtay kolonyo ciidamada AMISOM ah oo jidka marayey. Ciidamada AMISOM ee miinada lala…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xoogga Dalka Oo Sheegaya Iney Hoggaamiye Ka Dileen Al-shabaab Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Midowga Afrika ee AMISOM ayaa fiidnimadii hore ee xalay Duqeyn ku dilay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Duqeyntan oo ay Ciidammadu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadale Oo Mashaariic Horumarineed Laga Hirgelinayo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka HirShabeelle MD Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu Hogaaminayay oo Gaaray Degmada Cadale ayaa Xarigga ka Jaray Mashaariic Horumarineed oo Laga Hirgaliyay Degmo Xeebeedka Cadale.…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Cabdiqani Saciid “Xulka Dhallinyarada Waxaan U Dirnay Waayo Aragnimo” Xiriirka kubbadda cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika ee Cecafa ayaa sanadkan markii ugu horeesay qabtay tartanka 15 Jirada Bariga iyo Bartamaha,iyadoo u jeedka ahaa in la horomariyo fursadano loo abuuro…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha DR.Maxamed Axmed “Kooxda Horseed Wax Badan Ayay Kasoo Bartay Tartanka Jamaacada Carabta” Kooxda ciidanka xoogga Soomaaliyeed ee Horseed ayaa sanadkan ka qeybgashay tartan Jaamacadda carabta waxaana Horseed ciyaaraha dibadda ugu danbeesay ka hor 2019 sanadii 1984 kooxda cawa maalin waxa ay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Turkiga oo Ballanqaaday inuu Gacan ka Geysanayo soo-nooleynta Boostada Soomaaliya Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa si rasmi ah uga codsaday Boostada Turkiga inay gacan ka geystaan sidii loo soo nooleyn lahaa boostada dalkeena oo gebi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faarax Macallin: Maalqabeennada Soomaaliya Waxay Ka Wareegeen Kenya Siyaasiga Faarax Macallin ayaa sheegay in ay soo baxday digniin sanad kahor uu kasoo saaray siyaasadda arrimaha dibadda Kenya, kuna aadan in la adkeeyo xiriirka Soomaaliya, gaar ahaan dhanka dhaqaalaha.…