B/xaawo: Dad Lagala Baxay Guryahooda Kadibna La Dilay Sheeko:Arrimaha Amniga Wararka naga soo gaaraya degmada B/xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in saakay lagu arkay degmadaasi Meydadka Saddex qof oo mid ay haweeney tahay. Dadka deegaanka qaarkood oo aan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Gadiidka oo Shirkado Kala Noqotay Heshiisyo Qoraal Ka Soo baxay wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ayaa heshiiskii lagala noqday ilaa 5 shirkad. Halkaan ka Akhriso. Googjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Baydhabo Kula Kulmay Mas’uuliyiin Ka Socota Qaramada Midoobay Iyo Bangiga Adduunka Ra’iiusul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha guud ee qaramada Midoobay u qaabishan arrimaha bini’aadninimada, Mark Lowcock, kaaliyaha xoghaha guud ee qaramada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Boliiska Soomaaliya Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Koox Ka Ganacsata Carruurta Ciidanka Booliska Somaliya gaar ahaan laanta dembi baarista ee CID ayaa Maanta soo qabtay koox oo isku xiran, kuwaas oo ka ganacsada iib geynta Carruurta. Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cumar Filish oo Magacaabay Guddi Dib u Fura Jidadka Xiran ee Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Filish ayaa waxaa uu magacaabay guddi ka kooban 7 xubin, oo ka shaqeyn doono dib-u-furista waddooyinka xiran ee caasimadda Muqdisho. Guddigaan waxaa guddoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xog: Ciidamada Wadaadka Mukhtaar Roobow oo Saddex Qeybood Loo Kala Qaadayo Waxaa maalmahan magaalada Xudur ku sugan ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, booqashada uu halkaasi ku tagay waxaa qeyb ka ah maareynta ilaa 800 oo isugu jira maleeshiyaadka ka amar…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dhagax dhigay Dhismaha Isbitaalka Xudur iyo Guriga martida. Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Xudur ee xarunta Gobalka Bakool ka Dhagax dhigay dhismayaasha Isbitaalka guud ee Xuddur iyo Hoyga martida oo laga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Amarro Lagu Soo Rogay Dadka Hubka Sita Magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad gobaleedka Puntland ayaa waxaa lagu soo rogay amarro dhanka ammaanka kuwaas oo la xariira dadka hubka ku dhex heysta magaalada gudaheedaha Taliyaha Ciidamada Booliska Dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga R/wasaaraha XFS,Maamullada Degmooyinka Bakool iyo Odayaasha Dhaqanka oo ka wada Hadlay Horumarinta Gobalka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo Magaalada Xudur kula kulmay maamullada degmooyinka Gobolka Bakool iyo Odayaasha dhaqanka , ayaa ka xog wareystay xaladaha ku xeeran dhammaan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axsaabta Siyaasadda Somaliland Oo Shuruud Cusub Ku Xiray Wada Xaajoodka DF Soomaaliya Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee Ucid Faysala Cali Waraabe ayaa sheegay in wadahadalka ay Soomaaliya la galayaan loo baahan yahay inuu ka dhaco meel beesha caalamka ay kor joogto ka tahay,…