Shir looga hadlayo arrimaha Deyn cafinta Soomaaliya oo ka socda Addis-ababa Sheeko:Dalka Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya kula kulmaya kooxda wada hadalka deyn cafinta u qaabilsan hey’adda Lacagta Aduunka (IMF) waxaana laga wada… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waare: Waa La Furayaa Waddooyinka Go’doonsan Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa Sheegay In Dhowaan ay Bilaabanayaan Howlgallo la isugu furayo wadooyinka go’doonsan ee deeganda Hirshabeelle, kuwaas oo muddo ay go’doon ay ku hayeen Alshabab.…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Baasaboorka Soomaaliya Waa Iney Ka Muuqato Federaleynta iyo Dowlad Goboleedyada Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaaleynta iyo dimoqoraadiyadda dowlad gobaleedka Puntland Maxmed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Baasaboorka Soomaaliya lagu muujiyo in dalka uu qaatay nidaamka federaalka,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogow Wax Walbo Oo Ku Saaban Ciyaarta Adag Ee Soomaaliya Iyo Zimbabwe Xulka dalkeena Soomaaliya ayaa kulanka labaad ee is reeb reebka koobka aduunka 2022 ee ka dhacay wadanka Qatar magaalada Haraare kula ciyaaray xulka wadanka Zimbabawe. Kulankii hore oo ay labada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaare Ka Dhashay Weerar Al-shabaab Ku Soo Qaadeen Garbahaarey Ciidamo ka tirsan dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo ku wa Al-shabaab ayaa habeenimadii xalay ku dagaalamay degmada Garbahaarey ee gobalka Gedo. Dagaalkan ayaa yimid ka dib markii ciidamo ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Shuruudaha Ciidamada Mukhtaar Roobow Ay Ku Xireen Si Loo Qarameeyo Ujeedka safarka ra’isul wasaare Xasan Kheyre uu maanta ku tagayo Xudur waxaa ka mid ah in ciidamada waddaadka Mukhtaar Roobow la qarameeyo, oo lagu soo daro ciidamada xoogga dalka. Haddaba,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Ajendaha Safarka Maanta Ee Ra’isul Wasaare Kheyre Ku Tagayo Xudur Magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bokool waxay muddo Ku dhow 10 Sanno ugu jirtay xarakada Al-shabaab, waxaana aad u adkaa nolosha aasaasiga ah sida waxbarashada, caafimaadka iyo ganacsiga qeybihiisa kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Dhagax Dhigay Waddo Laga Dhisayo Gudaha Magaalada Beydhabo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta dhagax dhigay dhisma waddo 1,500 oo mitir oo dhex marta magaalada Beydhabo, si ay qayb uga qaadato fududeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuse Biixi iyo Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo Ka Hadlay Dib u Bilaabidda Wada Hadalka Muqdisho iyo Hargeisa Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimadda Soomaaliland gaaray wafdi uu hoggaaminaayo safiirka Soomaaliya u qaabilsan dowladda Ingiriiska Amb. Ben Fender, waxaana garoonka diyaarada Cigaal ee magaalada Hargeysa ku soo dhoweeyey…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo Ka Warbixisay Doomo Kaluumeysi Sharci Darro ah Wadey oo La Qabtay Wasiirka wasaaradda kaluumeysiga iyo kheyraadka ee Puntland Faarax Maxamuud Cawasah ayaa sheegay in ay qabteen Doomo kaluumeysi sharci darro ahi ka waday Badda, waxaa uuna tilmaamay wasiirku in ay dhisi…