Dab Ka Kacay Kaam Ku Yaalla Magaalada Garoowe Sheeko:Dalka Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa dab khasaare kala duwan geystay oo ka kacay kaam ay deganaayeen dad barakacayaal ah, kaasi oo ku yaalla magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal.… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ajenadaha Ra’iusul Wasaare Kheyre ee Koonfur Galbeed Ra’iisalwasaaraha xukuumadda federaalka Xasan Cali Kheyre ayaa maanta safar ku tagay magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG u ah dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya, waxaana garonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay maxaweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Haweeney Ku Dilay Magaalada Muqdisho Askari ka tirsan ciidanka dowladda federaalka gaar ahaan Booliska ayaa goordhow qof shacaba ku dilay mid kalana ku dhaawacay gudaha magaalada Muqdisho. Sida qof Goobjoog ahaa uu u sheegay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Booliiska oo 3 Maalin Hakiyey Shaqada Bixinta Warqada Dembi La’aanta Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Zakiya Xuseen Axmed ayaa goordhow barteeda Facebooga ku sheegtay in la istaajiyey shaqada ka socotay CID ee la xiriirtay bixinta warqada dembi la’aanta.…
9 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Khudbadda Guddoomiye Abshir Axmed ee Furitaanka Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah mudane Abshir Maxamed Axmed ayaa saqdii dhexe ee Khamiista waxaa uu khudbad dheer oo ka jeediyey daah furka shirka…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xukun Lagu Ridey Askari Horey u Dilay Saddex Qof Oo Walaalo Ah Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah waxay ku riddey askari la sheegay in uu horey u dilay Saddex qof oo walaalo ah. Qoraal kasoo baxay maxkamadda ayaa sidan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynihii Hore ee Zimbabwe Robert Mogabe oo Geeriyooday War ay shaacisay Dowladda Zimbabwe ayaa sheegay in uu geeriyooday Madaxweynihii hore ee Dalkaasi, Mr; Robert Mugabe, kaasi oo in muddo ah xanuunsanayay,eheladiisa ayaa warbaahinta u xaqiijiyay. War qoraal ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Safiir Fiqi oo Goobjoog u Sheegay Sababta 2 Bil Dib Loogu Dhigay Dacwada Badda Dr. Cali Saciid Fiqi oo ah safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey in dacwada badda ee ICJ uga furneyd Soomaaliya iyo Kenya dib loo dhigay muddo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shirka Dib u Heshiinta Galmudug oo Furmay Waxaa caawa fiidkii si rasmi ah magaalada dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad gobaleedka Galmudug uga furmay shirka dib u heshiisiinta beelaha dega deegaanada Galmudug iyo dhismaha maamul dadka reer Galmudug u…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Soomaaliya Oo Garaacday Zimbabwe Is Reeb Reebka Koobka Aduunka Xulalka Soomaaliya Iyo Zimbabwe ayaa lugta kowaad ee taranka i sreeb reebka koobka aduunyada 2022 ee ka dhacay wadanka Qatar ku ciyaarayay garoonka Al Hagi Hassan Guuleed ee dalka Jabuuti,iyadoo…