Rasmi: Kenya oo ICJ Ka Dalbatay Dib u Dhigista Dhageysiga Dacwadda Badda Sheeko:Arrimaha Amniga Dalka Kenya ayaa bishan bilowgeeda codsi dhib-u-dhigis ah xagga dhageysiga dacwada ah u diray maxkmadda cadliga adduunka. Warqad ku taariikheysan 2bada September oo loo diray maxkamadda ayey ku codsadeen in… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Adis Ababa: Midowga Afrika oo Hadda Ka Shiraya Muranka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya Golaha nabadda iyo amniga ee Midowga Afrika ayaa iminka u fadhiya arrimo la xiriira muranka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Golahan ayaa ka hadlaya soojeedin ka timid dalka Kenya oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu Ku Saabsanaa Kulanka Ra’isul Wasaare Kheyre, Macalin Maxamuud iyo Sheekh Shaakir? Ra’isul Wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka hoyga uu ka deggan yahay magaalada Dhuusamareeb kula kulmay guddoomiyaha guud ee Ahlusuna Macalin Maxamuud iyo wasiirka 1aad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Degmada Buulo-burde, Hiiraan Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa xalay ka dhacay degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan, waxaana dagaalkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Socda Dowlad Goboleedka Galmudug? Dowlad goboleedka Galmudug waxaa ka socda dhaqdhaqaaq siyaasadeed, waxaa 24kii saac ee la soo dhaafay ka degay wufuud kala duwan. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Hobyo Wafdi balaaran oo hoggaaminaayo guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka sare Abshir Maxamed Axmed ayaa goordhow gaaray magaalad Hobyo ee gobalka Mudug. Safarkan ayaa waxaa guddoomiye Abshir Axmed ku wehlinaayo xildhibaanno…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland Oo Soo Saartay Shuruudaha Wada Hadalka Ee Soomaaliya Soomaaliland ayaa soo dhoweysay wadahadal dhex Mara Soomaaliya iyo Soomaaliland kuna xirtay shuruudo dib ugu soo noqoshada wadahadalka iyaga iyo Soomaaliya. Kulan maanta golaha Wasiirada Soomaaliland ay ku yeesheen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris Oo Nasiib Darro Ku Tilmaamay Xariga Janan Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris oo ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee deegaan doorashadoodu tahay dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa xaringa wasiirka amniga ee maamulkaasi Cabdirashid Janan ee Muqdisho kala…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sida Soomaaliya ugu Diyaargarowday Dacwada Badda iyo Taariikhda Qareenada Matalaya Bishan September 9keeda, dalkeenna Soomaaliya waxaa uu dood iyo difaac la hortagi-doonaa maxkamadda cadliga adduunka ee dalka Holland. Qareennada u doodaya Soomaaliya ayaa difaaci-doona dacwada badda ee Soomaaliya iyo iney…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ridday 26 july sanadkan ayuu dable Boliis Baashi Mustaf Cumar Dhaqane ku dilay Allaha Unaxariiiste Marxuum Sheekh Nuur Maxamed Maxamuud, degmada Xamarjajab ee gobalka Banaadir. Sheekh Nuur Maxamed Maxamuud oo ahaa…