Ciidamada AMISOM Oo Baneeyey Qaar Ka Mid Ah Fariisimahoodii Jalalaqsi, Hiiraan Sheeko:Arrimaha Amniga Wararka naga soo gaaraya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidanka AMISOM ee Jabuuti ay saakay baneeyeen qaar ka mid ah fariisimahii ay ku lahaayeen degmadaasi. Sidey… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Bayle“Soomaaliya Waxay Rajaynaysaa in 2020ka Laga Cafiyo Daymaha” Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo shirkii jaraa’id ee billaha ahaa ugu qabtay Muqdisho warbaahinta, waxaa uu uga hadlay guusha Soomaaliya ka gaartay wada hadalkii…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Gudoomiye Abuukar “Waan Ku Faraxsanahay Soo Qaadashada Laacib Feysal Xaashi” Guddoomiyaha naadiga dowladda hoose ee Muqdisho City Club Abuukar Maxamed Sheekh ayaa kooxdiisa kusoo dhaweeyay xidigihii kooxaha L.L.P Jeenyo iyo Dekeddaha Feysal Xasan Xaashi,isagoo sheegay in maamul ahaan ay ku faraxsanyihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ka hor Safarkiisa UN-ka: Farmaajo oo Saxiixaya Sharciga La Dagaalanka Musuqmaasuqa oo 10 Bil u Xareysnaa Madaxweynaha JF ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda saxiixaya dhismaha gudiga la Dagaalanka Musuqmaasuqa, kaas oo muddo 10 bil armaajada ugu jiray. Sharcigan ayuu golaha aqalka sare ee baarlamaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’ado iyo Mas’uuliyiin Uga Digay Xukuumadda Kheyre Faragelinta Doorashada Galmudug Tan iyo markii uu soo baxay war murtiyeedkii shirka dib u heshiisiinta Galmudug, laguna xusay in dowladda la kali noqotay sameynta habraacyo iyo shuruudo adag oo loo maro soo xulista…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xariirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Madaxda Dowladda Ka Dalbaday In Kaalin Wanaagsan Ka Qaataan Horomarka Guulaha Xulka Xariirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa is badal weyn ku sameeyay shaxda xulka qaranka,isagoo safka xulka kusoo biiray tiro badan oo ciyaartooy ah kuwaas oo ku nool qurbaha,iyagoo kaashanaya ciyaaryahanada gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed Oo Ka Furmay Magaalada Baydhabo (Sawirro) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay, waxaa maanta oo Sabti ah ka furmay shirweynaha qaran ee Xeer ilaaliyeyaasha qaranka. Shirkan oo socon doona illaa 23-ka bishan ayaa waxaa ka qeybgalaya, guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Xukuumadda Kheyre Uga Tagay Faragelinta Ay Ku Heyso Maamul Goboleedyada Wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha iyo dhirta iyo daaqa xukuumadda federaalka ee Soomaaliya Cabdikarim Khaliif Dhalac ayaa goordhow ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkiisi uu ka haayay wasaaradda. Qoraal uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Diyaarinaya Sharciga Doorashada oo Ku sii-jeeda Garoowe Guddiga KMG ee Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Garoowe ee Dowlad Goboleedka Puntland. Waa lugtii 2aad oo ay ugu baxayaan mid ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Khasaaraha Qaraxa uu Ka Badbaaday Xildhibaan Ka Tirsan BF Waxaa xalay qarax lala eegtay gaari uu lahaa Xildhibaan Cabdulqaadir Carabow iyada oo halkaasi ka dhasheen dhimashada 3 ruux uu ku jiro darawalkiisa. Qaraxan oo Miino ahaa ayaa ka dhacay…