Xiisad Ka Taagan Magaalada Jowhar iyo 100 Qof oo La Xiray Sheeko:Amniga Howlgallo ammaanka lagu xaqiijinayey oo ciidamada ammaanka ay ka ay ka sameeyeen gelinkii hore ee maanta xaafadda Hanti-wadaad ee magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa ciidanku waxaa ay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir oo Shir Guddoomiyey Golaha Wakiilada Jubbaland Guddoomiye ku xigeenka golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Maxamed Axmed ayaa maanta shir guddoomiyey golaha wakiilada dowlad gobaleedka Jubbaland. Guddoomiye Abshir ayaa horay u sheegay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawirro: Xuska October 14 oo Ka Socda Isgoyska Zoobe Waxaa hadda socota munaasabad lagu xusayo dadkii ku waxyeeloobey xasuuqii October 14, 2017-kii ka dhacay isgoyska Zoobe. Munaasabadda oo ay soo qaban-qaabiyeen gobolka Banaadir waxaa khudbadi ka jeediyey mas’uuliyiin kala…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waddooyinka Muqdisho Oo Xiran Maanta oo Isniin ah waxaa xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo aanu jirin gaari dadweyne oo waddooyinka xiran maraya. Ciidamada ammaanka ayaa taagan waddooyinka, islamarkaana celinaya gaadiidka dadweynaha, una…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga 14 October, maalin aysan iloobin shacabka Soomaaliyeed Maanta waxa ay ku beegan tahay 14 October 2019, waxaana Labo sano kahor maanta oo kale qarax xooggan uu ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Waxa ay ahayd xilli…