Guddoomiye Abshir oo Shir Guddoomiyey Golaha Wakiilada Jubbaland
Sheeko:Baarlamaanka

Guddoomiye ku xigeenka golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Maxamed Axmed ayaa maanta shir guddoomiyey golaha wakiilada dowlad gobaleedka Jubbaland.
Guddoomiye Abshir ayaa horay u sheegay inuu Kismaayo u tagay inuu la kulmo golaha wakiilada oo ka mid ah meeshii laga soo doortay senatorada aqalka sare.
Sawirro:

Goobjoog News