Madaxweyne Farmaajo oo Xusay Boqorro Soomaalida Laayey Kana Aaminsanaa Addoomo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa todobaadkan qeyb ka ahaa mas’uuliyiin ka socotay IGAD oo ka qeybgalay xaflad lagu furayey aqal ama beer la dhaho (Unity Park), oo lagu keydiyo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Recep Erdogan: Soomaaliya Wey Ku Mahadsantahay Iney Nagu Taageertay Weerarrada Suuriya Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Erdogan oo goordhow ka hadlayey baarlamaanka dalkiisa ayaa u mahadceliyey dalal ay ku jirto Soomaaliya sida ay u taageereen weerarrada uu ka wado gudaha dalka Suuriya.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xoogga Dalka: Waxaan Soo Celinnay Xoolo Ay Al-shabaab Ka Dhaceen Shacab Ku Nool Gedo” Taliska ciidanka xoogga dalka ee gobolka Gedo ayaa faah faahin ka bixiyey howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ku dhow degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Taliyaha Ururka 49-aad qeybta 43-aad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Warfaafinta Jabuuti Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Soo Gaaray Muqdisho (Sawirro) Magaalada Muqdisho waxaa saakay soo gaaray wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda warfaafinta ee dowladda Jabuuti, Ridwaan C/laahi Bahdoon, waxaana lagu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Ka Socda Degmada Xudur Ee Gobolka Bakool? Wararka naga soo gaaraya degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in ciidanka DFS oo garabsanaya kuwa K/galbeed ay howlgal ka wadaan duleedka degmadaasi. Ciidamo aad u badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kulan Amniga Looga Hadlayey Oo Ka Dhacay Dhuusamareeb, Galgaduud Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay kulan looga hadlayey amniga Galmudug, gaar ahaan magaaladaasi. Kulankan waxaa ka qeybgalay wasiirka amniga Galmudug iyo saraakiisha ciidamada, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 18 Markab Oo Si Sharci Darro Ah Uga Kalluumeysta Xeebaha Soomaaliya Dowlad goboleedka Puntland ayaa shaacisay tirada maraakiib ay sheegeen in ay si sharci darri ah uga kalluumeystaan xeebaha maamulkaasi iyo sidoo kale dalalka laga leeyahay. Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka…