1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Guddiga Farsamo ee Doorashada Galmudug oo La Doortay Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb lagu doortay guddoonka farsamada doorashada dowlad goboleedka Galmudug. Cabdinasir Geelle ayaa noqday guddoomiyaha guddiga farsamada halka Axmed Caafi loo doortay ku-xigeenkiisa. Guddigan waa midka ay horay…