Ra’iisul Wasaare Kheyre: Aan Ilaalinno Qarannimadeenna, Xuduudaha Badda, Hawada iyo Dhulkaba Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay munaasabadda lagu maamuusayey maalinta calanka Soomaaliyeed oo ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in cid walbo oo Soomaali ah… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ahlu Sunna oo Qaadacday Guddiga Farsamada Doorashada Galmudug Maamulka Ahlu Sunna ayaa qaadacay guddiga farsamada ee dowladda federaalka ay u soo magacaawday dhismaha iyo qaban qaabinta doorashooyin Baarlamaanka iyo madaxweynaha ee dowlad gobaleedka Galmudug. Warqad qoraal ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Murashaxiin Galmudug oo Ka horyimid Guddiga Farsamada Qaar ka mid murashaxiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha dowlag gobaleedka Galmudug ayaa si wadajir ah uga soo horjestay magacaabista guddiga farsamada maamul dhisidda Galmudug oo ay soo saartay wasaaradda…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Maanta oo kale, sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka Soomaaliyeed, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 65-sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay Calanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mas’uuliyiin Kenyaan Ah oo Ka Qeybgalaya Caleemo Saarka Axmed Madoobe Aden Barre Ducaale oo ah hoggaamiyaha aqlabiyadda xisbiga talada haya ee Jubilee iyo xildhibaanno kale oo dalka Kenaya ah ayaa goordhow soo saaray magaalada Kismaayo, xarunta KMG ah ee Jubbaland. Wafdigan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Culus Oo Dhexmaray Ciidanka DFS Iyo Al-shabaab Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo sidoo kale Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaan u dhaxeeya magaalada Jowhar iyo sidoo kale deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabellaha Dhexe.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Maanta La Caleema-saarayo Iyo Mas’uuliyiin DFS Ah Oo Ka Qeybgalaya Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa ka soconaya qabanqaabada munaasabadda caleema-saarka madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Madoobe, oo maanta lagu wado iney ka dhacdo magaaladaasi. Ammaanka guud ee magaalada Kismaayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Jiheynta Hawada Soomaaliya oo iyadiiba Jaho-wareersan Maamulka Duulista Hawada ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray amar cusub oo ku wajahan duulimaadyada aadaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 10 Qowmiyadda Oromada Ah oo Ku Dhimatay Somaliland Wararka naga soo gaarayo magaalada Berbera ee Somaliland ayaa sheegay in maanta shil gaari uu ka dhacay duleedka magalada, kadib markii ay isku dhaceen laba gaari meel u dhow bar…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kismaayo: Guddoomiye Abshir Axmed iyo Wafdigiisa ayaa Tagay Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee caasimadda dowlad gobaleedka Jubbaland gaaray wafdi balaaran uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka sare mudane Abshir Maxamed Axmed, oo ay ku jiraan qaar kamid…