Month: October 2019
-
Ciyaaraha
Maamulka Gobolka Banaadir Oo Xariga Ka Jaray Xafiiska Naadiga Dowladda Hoose
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xariga ka jaray xafiiska naadiga Dowladda hoose ee Muqdisho City Club kaas oo ku yaala degmada…
Read More » -
Baarlamaanka
Xildhibaan Mahad Salaad: Wax Shaqo oo Golaha Shacabka Ka Socota Ma Leh
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka ayaa su’aal ka keenay sababta loo doortay xildhibaannada golaha shacabka isaga oo…
Read More » -
amaanka
Xarakada Alshabaab Oo Ku Qaarajisay Laba Askari Gudaha Xabsi Ku Yaalla Dalka Kenya
Xarrakada Alshabaab ee saldhiggeedu yahay dalka Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee shalay weerar ku qaadday saldhigga boliiska ee Dadajabula oo…
Read More » -
Gobalada
Gurmad Maanta La Gaarsiinayo B/weyne
Guddiga Qaranka ee gurmadka fatahaadaha ayaa sheegay in maanta oo Khamiis ah ay magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaarsiin…
Read More » -
amaanka
Dagaal Ka Dhacay Duleedka Kismaayo
Dagaal u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa Jubbaland iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka dhacay deegaanka…
Read More » -
Baarlamaanka
Golaha Shacabka oo Maanta Labo Sharci Ansixiyey
Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulankooda waxaa ay ku ansixiyeen labo sharci oo aad muhiim…
Read More » -
amaanka
Puntland: Dacwad Lagu soo oogay Xildhibaan Su’aalo Weydiiyey Madaxweyne Deni
Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland ayaa maanta warqad uu u diray Baarlamaanka Puntland si xasaanadda looga qaado xildhibaan Cawil Xasan…
Read More » -
amaanka
Madaxweyne Shariif oo Loo Doortay Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran
Shir goordhow ay yeesheen madasha xisbiyada qaran, kaas oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo…
Read More » -
amaanka
Baladweyn: Meyd Hor Leh oo La Helay Halka Macaawinadii Dowladda Aan Weli La Qeybin
Wararkii ugu dambeeyey ee magaalada Baladweyn ayaa sheegaya in saaka la helay meyd hor leh oo ka tirsanaa dadkii la…
Read More » -
amaanka
Guddoomiyihii hore ee Maxaas oo Lagu Xukmay Xabsi Daa’in
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida Soomaliya ayaa maanta xukun ku riday gudoomiyihii hore ee degmada Maxaas iyo xubno…
Read More »